Eng cabdikaafi siciid

Eng cabdikaafi siciid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng cabdikaafi siciid, Grocers, Puntiland garowe, Garoowe.

07/09/2026
28/08/2026

Dukumenti ka soo baxay Midowga Afrika ayaa muujinaya in Dowladda Federaalka ay AUSSOM ka codsatay inay farageliso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed. AUSSOM waxaa loo oggolaaday hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo kooxaha xiriirka la leh, balse waxaa si cad loogu amray inay ka fogaato khilaafaadka siyaasadeed.

Haddaba, AUSSOM, Türkiye iyo quwadaha kale ee shisheeye sidee ayay uga fogaan karaan inay qayb ka noqdaan khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?

Akhri qormada Garowe Online.

28/08/2026

Dalka pakistan Ayaa soo ridey 5 diyaaradood oo kuwa dagaalka Ee Israel
Sida ay xaqiijisay mareegta Difaaca India ee Eurasian-times Oo sheegtay inay laba Jeer oo duuliyaasha Pakistan ay soo rideen diyaaradaha dagaalka Ee Israel

Mareegta ayaa ka mid ah kuwa ugu dhaleecaynta badan Pakistan Madama dagaal adag ka Dhaxeeyo India iyo Pakistan hadana Waxay qirtay Xaqiiqda Ciidanka ugu Tababarka Wanaagsan aduunka inay yahiin Pakistaan oo Ilaa Hada ah dalka Kaliya ee muslim ah oo soo Ridey 5 Diyaaradood oo Isra11l ugu Casrisanaa.

Mareegta oo ka Waramaysa Heshiiska Pakistaan,Turkiga iyo Sucuudiga waxay sheegtay in Heshiiskani uu soo celiyey Cabsida yuhuuda ,waxayna ka Waramaysaa Laba Dhacdo oo Kala Dhacay Dagaalkii Carabta iyo Israel ee 1967 iyo 1973,Markaasi oo Si qarsoodi ah pakistan ugu Dirtay Masar,Suuriya iyo ciraaq Duuliyaal iyo Tababarayaal.

Address

Puntiland Garowe
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng cabdikaafi siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category