28/10/2023
musharax xildhiban golaha wakilade mudane Cai Axmed Ciise Yuusuf .
ku doro cadalad sinan horumar wax qabad dacadnimo dadaal iyo aragti dheer aqoon iyo wayo aragnimo dheer musharaxan wuxuu isu soo sharaxay in uu degankisa iyo dadkisa iyo danta dad waynaha wax u qabto mudane Cali axmed ciise waa nin haysta dhaqale badan oo ku filan wuxu isu soo sharaxay maha in uu dhaqale donayo ee wuxu donayaa in uu dalkisa iyo dadkisa wax u qabto oo uu ku matalo rabitan koda hadaba waxan u shegaya ergada doranaysa musharaxa in ey codkoda siyan musharaxan si ey u helan wax qabad dhab ah la xisabtan dhab ah waayo cali axmed waxan amin sanahy in uu hurmar balan ka qabanayo dawlade putalan hamigisa mustaqbalka iyo qorshayasha u dagan wuxuu ii shegay in uu wax badan ka qaban dono sido kale wuxu samayn donaa barnamijyo wacyi galin u badan si loo ogado wax walba bulshaduna u fahman khasaraha iyo faa,idada ugu damayn ogow muwadin codkaga wuxuu xambarsan yahay Cali axmed ciise an dorano #...