17/10/2024
🚨 Bayer Leverkusen CEO ayaa la weydiiyay hadii uu balan qaadi karo in Wirtz aan laga iibin doonin Bayern...
"Waxba ma balan qaadi karo, weligaa ma ogid kubada cagta", ayuu Leverkusen CEO Fernando Carro ku saabsan Florian 👀
“Laakiin haa, ma dooneyno inaan iibino ciyaartoydeena ugu fiican si aan u jiheyno tartamayaasha, dabcan... Waa wixii aan sidoo kale u sheegnay Jonathan Tah xagaagii h**e, ma aanan rabin inaan ku iibino Germany”.