Green Construction & Multiple Services

Green Construction & Multiple Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Green Construction & Multiple Services, Our office 30th Street, near Gasiin Bistro, Garowe.

Construction | Housing | Real Estate | Renovation
Residential & Commercial Projects
πŸ“ Garowe, Puntland
πŸ“ž +252 906796539
Tiktok https://www.tiktok.com/.construction.1?_r=1&_t=ZG-96P2py9xPma

16/05/2026
01/05/2026

πŸ—οΈπŸ”¨ Shaqada buuxinta, garaacista & cagdhiga ayaa si habsami leh u socota πŸ”₯

Marxalad kasta oo dhisme ah waxay u baahan tahay xirfad, saxnaan iyo tayo si loo helo dhisme adag oo waara. Maanta waxaan wadnaa shaqada buuxinta dhulka, garaacista (compaction) iyo cagdhiga iyadoo la raacayo heerarka engineering-ka iyo tayada dhismaha. πŸ‘·β€β™‚οΈπŸ“

πŸ“ Goobta: Garowe, Puntland
πŸ†” Project ID: BLUECOM-RES-006
πŸ“ Cabbirka: 20m Γ— 10m

Waxaan hubineynaa:
βœ” Buuxin tayo leh
βœ” Garaacid adag & compaction sax ah
βœ” Heer siman oo sax ah
βœ” Quality control joogto ah
βœ” Dhisme adag oo waara

BLUECOM – Bluestone Construction & Multiple Services
β€œDhisidda Tayada. Dhisidda Kalsoonida.” πŸ—οΈβœ¨

πŸ“ž +252 906 796539 | +252 906 977122
πŸ“© [email protected]

New residential building Garowe, Somalia
24/10/2025

New residential building
Garowe, Somalia

Ogeysiis Ogeysiis:Guri kiro ah qofkii u baahan ha ila soo xiriiroGurigu waa 4qol Fadhi iyo 2suuliFG: Waa kiro u joogQiim...
10/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis:
Guri kiro ah qofkii u baahan ha ila soo xiriiro
Gurigu waa 4qol Fadhi iyo 2suuli
FG: Waa kiro u joog
Qiimaha $280
Whatsapp no: +252907 784 112

Wellcom to Bluestone Construction & Multiple Services
04/07/2025

Wellcom to Bluestone Construction & Multiple Services

Address

Our Office 30th Street, Near Gasiin Bistro
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252905034000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Construction & Multiple Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Green Construction & Multiple Services:

Share