Dugsiga Hoose Dhexe ee Xaaji Max,ed Magan

Dugsiga Hoose Dhexe ee Xaaji Max,ed Magan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose Dhexe ee Xaaji Max,ed Magan, Grocers, +252639374800, Gebiley.

22/08/2026

Dugsiga Xaaji Maxamed magan GABILEY

01/08/2026

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhamaan dad waynaha ku dhaqan gabiley waxa loogu bushaaraynayaa in laguu furay dugsi cusub( Xaaji Maxamed magan primary and KG schools.

Dhamaan dad waynaha ku nool gabiley waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay dugsi cusub.kaas oo bixinaaya manhajka Somali...
28/07/2026

Dhamaan dad waynaha ku nool gabiley waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay dugsi cusub.kaas oo bixinaaya manhajka Somaliland oo English ah.

Dugsigu waxa uu qaadanayaa

Bar baarin

Iyo wax barashada tooska ah fasalada 1aad ilaa 4aad.

Waxa kale oo dugsigu dad waynaha ogaysiinayaa in si bilaash ah loogu dhi doono qur,aanka arday kasta oo dugsiga ka mid ah
Qaybta madarasada oo galinka danbe ah

28/07/2026
23/07/2026

SOO DHAWAADA IS QORISTU WAY SOCOTAA

22/07/2026

BUSHAARO BUSHAARO

Dhamaan dad waynaha ku nool Magaalada gabiley waxa la ogaysiinayaa in loo furay dugsi cusub.

Dugsigu waxa uu qaadanayaa fasalada: bar- baarinta iyo fasalka 1aad ilaa 4aad

Waxa lagu dhigayaa manhajka Somaliland waana ( English version)

Dugsigu waxa kale oo uu siinayaa arday kasta oo dhigta qaybta dugsiga in galinka danbe looga dhigo (free) ama bilaash qaybta qur,aanka.

Tirada ardayda la qaadanayaa waa mid kooban h**e u gaadh dugsiga.

Is qoristu way socotaa.

Ama la xidhiidh oo iska diwaan gali

063-4055502/063-3945310 ama Whatsapp ka 063-4055502

BUSHAARO   BUSHAARODhamaan dadwaynaha ku dhaqan gabiley iyo nawaaxigeeda waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay dugsi ho...
20/07/2026

BUSHAARO BUSHAARO

Dhamaan dadwaynaha ku dhaqan gabiley iyo nawaaxigeeda waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay dugsi hoose dhexe oo cusub (dugsiga Xaaji Maxamed magan) dugsigu waxa uu qaadanayaa fasalada 1aad ilaa 4aad iyo bar- baarin KG.

Dugsigu waxa uu bixinayaa manhajka Somaliland( English version)

Intaa waxa kuu dheer isaga oo dugsigu la dareen ah dadkiisa waxa bilaash looga dhigay qaybta qur,aanka ee galinka danbe arday kasta oo dhigta dugsiga.

Waxa kale uu dugsigu damaanad qaadayaa arday kastaa in uu qur,aanka dhameeyo mudada uu dugsiga ku jiro insha allah.

Hadaba h**e u gaadh ardayda la qaadanayaa way koobantahay.

TILMAAN: KOONFUR AYUU KA XIGAA MASJIDKA XAAJI MAXAMED MAGAN EE DHIGTA AGTEEDA.

AMA KALA XIDHIIDH TELEPHONS KA KU YAAL POSTER KA

Well come
08/07/2026

Well come

Address

+252639374800
Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe ee Xaaji Max,ed Magan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category