Azma Farhaan Ahmed

Azma Farhaan Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Azma Farhaan Ahmed, Grocers, Hargeisa.

07/09/2023
👉 WhatsApp: wa.me/+252637217544.   Maxay Biya-baxa Dagdaga Ah???         (Premature ej*******on)▪︎ Biyaha ninka oo ku yi...
21/03/2023

👉 WhatsApp: wa.me/+252637217544.
Maxay Biya-baxa Dagdaga Ah???
(Premature ej*******on)

▪︎ Biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biya-baxa dagdaga ah.

Sababa Biya-baxa dagdaga ah???
▪︎ Waxa sababa xladahan soo socda:-
-Niyad jabka (depression).
-Stress ama walaac fara badan.
-Lamaano isku cusub (sida aroos cusub).
-Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
-Isku kalsooni la'aan xaga galmada ah.
-Siigeysi mudo badan soo jiray.
-Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
-Ninka oo saaid u cayila.
-Jileec ama awood yari muruqa xubinta raga.
-Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Loo Ciribtiri Karaa Biya-baxa Dagdaga Ah???

▪︎ Waxa jira daawo dabiici ah aan sinay rag badan ku dhib qabey xanuunkaan uu Alle kucaafiyey sida:-
-Zinc capsules. -Cordyceps. -Grape extract... IWM.

Talin Ku Aadan Qaadashada Daawoyinkas:
▪︎ Intadan isticmaalin daawoyinkas aanu so sheegnay waxa muhiim ah in wareysi aanu kula yeelano lana o gaado heerka xaaladada.
▪︎ Waliga daawo kiimiko(chemical) ah ha u'isticmaalin dhibtadan caafimad sababto ah cudur hor leh iney kuu siyaadiso maahee waxba k**a xalineyso.

.G:
▪︎Biya-baxa dagdaga ah 3-dii nin ee Soomaali ah mid baa qaba aad baa loogu wada baahan yahay... Fadlan la share garee fariintan walaha friends kaga...MAHADSANID.

xiriir numberka ama linkiga hoose ee Whatsappka:-
▪︎ WhatsApp Link: wa.me/+252637217544

  MAXAY XASAASIYAD?Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan...
19/03/2023

MAXAY XASAASIYAD?

Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro. Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtaan.

Maxay Astaamaha?

- Cuncun indhaha oo ilmeeyo.
- Hindhiso.
- Sanka oo dareera.
- Dareen daal badan ama xanuun.
- Finan kaso yaaca.
- Hargabka.

?
- Waxa lagaga daweynayaa si ciribtir ah adigo lagugu daweynayo dawooyin Organic ah ama Dabiici ah.

so xiriir numberka Whatsappka ee hoose si laguu caawiyo.. InshaAllah. ..👇👇👇
Whatsapp:👍👍👍👍👍👍wa.me/+252637217544

18/03/2023
Asc waxaan idinku bishaareynaa inaan keenay daawada bidaarta bidaartu dadka qaar waxey ka.aamin sanyihiin qurux qasaarta...
10/03/2023

Asc waxaan idinku bishaareynaa inaan keenay daawada bidaarta bidaartu dadka qaar waxey ka.aamin sanyihiin qurux qasaartay halka dadka kale ka.aamin sanyihiin heybad uu alle kumanestay hadaba bidaartu waxa aytahay madoonaayo inan kawada hadalno balse aan tudu mowduuca gudo galo bidaartu waxbaa keena ama sahal uah iney iney imaato bidaarta waxaa kamid ah hadba waxa uisticmaaleyso hadaba waxaan idin keenay daawo dabiici ah wixii faafaahin nagala soo xariir whatsapp
Wa.me/+252637217544

Ma tahay ruux la liita xanuunka Caada wareerka Ekfeshinka Ama dhalma la'aanta  hadey jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu he...
28/02/2023

Ma tahay ruux la liita xanuunka Caada wareerka Ekfeshinka Ama dhalma la'aanta hadey jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu heynaa daawo aad uga bogsoonee si fudud xanuunka ku haaya insha allh,,

Nagala soo xiriir WhatsApp AMA CALL NUMBER
Wa.me/+252637217544

  = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAQanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h*...
27/02/2023

= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

🤲🤲Iska Dawee Qaliin La'aan🤲🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
📞 WhatsApp: wa.me/+252637217544

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Azma Farhaan Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Azma Farhaan Ahmed:

Share

Category