15/07/2024
shaqadu ha socoto ALHAMDULILAH Shalay oo taarikhdu ahayd 14/7/2024 ayaan ciyaar saaximtinimo ah u dhacnay dhigeena POWER FC taas oo ku dhamaatay natiijadu 1 : 5 waxa noo saxeexay cabdimahad jiir cabdiladiif cabdimahad jiir cabdikariin yare cabdishakuur Haayir