N A A A

N A A A Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from N A A A, Grocers, Hargeisa.

03/12/2023

Waan Kugu dangaaraye
Marna Kuma an doonayn
Damac Igama Kaa Gelin
Dookhna Iima kaa hayn

29/11/2023

Nafyahay su aalihiyo igada walaca
Jawabtodan kuu helayn hadee
Nafyahay igadaa u fiirsiga wayohoo
Nafyahay kalinimada haka qaloone
Cadigii markale badh shido magalka

29/11/2023

Maxaan hooyoy la aanta dadkaba
Doqon aan u noqday maxaan
Hooyoy la aanta dadkuba ani
Xumaan Iyo akhlaaqad daran
Igu magac dareen maxaan hooyoy
La aanta dadkaba gooni ka ahaa

Hooyo wacaneey wanaag badan
Qofkaad korisaa nasiib leh
Dhabtaada Ku koraa ayaan leh
Qofkaaad hagtaa wado wacn
Maree allow wax kudhibaba ka hay

29/11/2023

Wacaneey naftaydaay
Nasab maaha duniduye
Nasasho iska dheere
Nafta raaxada ka daa
Naar haw horsedinee

20/06/2023

Kuma rabadu waa daw
Qof qof diiday odhan jiray

Kaama helinna waa dookh
Qof la doonay fari jiray
Qofka soo damaaciyey

Waase dood layaablehe
Qof markaad ka durugtana
Dadka kuugu jecel adi
Marka aad u dabacdeed
Is tidhaana daadihi
kaaga taga dariiq madhan
Muxuu uga danleeyahay ?

11/06/2023

Waxaad Tabcataa Ka Roon
Wuxuu Kugu Taro Nafluhu ☑️

11/06/2023

Waayaha aduunkiyo
Wakhtigaynu joognaa
Hadba kala wareegoo
Waa amuureheedee.

Nin waayuu dabreenoo
Cidla weheshanaayuu
U curtaa wanaagoo
Waqal uu u hooraa.

Anna wiiqi maayoo
Burin maayo wacadkoo
Axdigeena wacanow
Waabay qadhaadh iyo
Siin maayo walaxoo
Waagay ahaataba
Waan midoobi doonaa.

Waa waanadaydee
Adna yuu wax kaa noqon.

Dadka qaar wardoon ihi
Haday kaa waraystaan
Ku jawaab wanaagoo
U War celi si xeeldheer.

Waxa jira dar kala wada
Dad wadaaga noloshee
Weligaa dheg haw dhigin
Hadalada war-shaysiga
Weedh aan saxnayn iyo
Dira-dire ka waynow.

Adiguna wanaag iyo
Wacnaan iigu nooloow.

10/06/2023

Sidaan rabo marbey noqon

Wakhtiguna isaacidi

Hadii eebe iGu simo

Weedhaydu wey socon

Hadii eebe iGu simo

Marbey sacabka iiTumi

Salaantoodu igu badan

Sal Fudaydku waa dhibe

Waxaan sugi ayaantey

03/06/2023

Hadii koonka aynu joogno
Kaw iyo kumanaan dhigaaya
Daweeyoow lay horkeeno
Qalbigu ruux kale ma qaado🥰

Waaa wariyuhu su aal xumaaa  muu idhaahdo ma cidbaa ku waydiiyay qolodaada mise id card kuu ku yaallaa qBiil kaagu .Dhii...
15/03/2023

Waaa wariyuhu su aal xumaaa muu idhaahdo ma cidbaa ku waydiiyay qolodaada mise id card kuu ku yaallaa qBiil kaagu .
Dhiinka yaa usheegay qabiilkaaga se ma kaligaaba reer sooola ardyda jaamacada
Wiilakana waxaan odhanayaa waykaa fashilantoo hadii qabiil lagugu haysto taraafiigaba maad soo dhaafteen
Dadka jaamacada joogaa waa aqoon yahan ah iyo macalin aqoontiisa ku shaqaysanaya oo bariiskiisa eryanaya taraafiigaana eeda kaaga dhawaa oo kugu dhagi hadii qabiil lagugu haysto ee laba midbaa kanyar meesha keentay markaan qiimeeyay
1) waa lasoo adeegsaday oo sidii wax loogu sheegay ayaanu ushewgin oo wYka xumatay
2).waa kollay arday gb daydayaya ama so uu ugu noqdo jaamacada waraaqdii lagaga saxeexayna ma sido oo inama tusin .
kollay jaamacada qaladaad waa ka dhacaa tana qabiil laguma sheegi karo
■waxaan kula talin lahaa horyaal warar lahubo nosoo qora oo idinkoo warbaahina yaan ay ardaydu gb iyo semestero idinku daydayan oo warsugan soo dhiga.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when N A A A posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category