Wariye khadar siyaad caynab

Wariye khadar siyaad caynab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye khadar siyaad caynab, New hargaysa, Hargeisa.

10/09/2026

Falastiiniinta oo ddib u bilaabay wax-barashada.

Hay’adaha waxbarashada Falastiin ayaa dib uga bilaabay Marinka Qasa imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo loo yaqaan (Tawjihi) .

kaddib ku dhawaad laba Sanno oo uu hakad ku jiray nidaamka Wax-barashada ,
tani waxay dhacday iyadoo kaabayasha wax-barashada ay si weyn dagaaladu u burbureen, isla markaana ay weli jiraan dhibaatooyin ka dhashay dagaalada

Wasaaradda Wax-barashada Falastiin, ayaa sheegtay in burburka soo gaaray nidaamka waxbarashada Qasa uu si weyn u carqaladeeyay habsami-u-socodka imtixaannadka isla markaana uu saameeyay tobannaan kun oo arday ah.

10/09/2026

Somalilaan ; Haweenaydan oo kasoo jeeda Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegtay dhaliyarada kasoo jeeda Deegaamadaasi ay Hargaysa ku dulmayihiin

10/09/2026

Deg-deg ; Baabuurta rakaabka ka qaada Magaalada Hargaysa ee loo yaqaan Baslayaasha ayaa sheegay in qiimaha ay ka qaadaan rakaabka ay kordhinayaan oo ay ka dhigayaan 5 kun .

08/09/2026

" Nasiib xumo ayaa nagu dhacday haddaanu nahay shacabka kasoo jeeda Galbeedka Somalilaan , ilaa hadda Madax-weyne ku-xigeenkii.... xukuumadu ayadaa Dadka isku dirtay", musharax caynaanshe maxmed oo kasoo jeeda Awdal.

08/09/2026

Somalilaan; wali waxaa taaggan sixir bararka iyo waliba Laydhkii oo la kordhiyey .

08/09/2026

Dad si xoogan uga haddlay Laydhka oo ay Shirkadduhu kordhiyeen qiimaha Maalintii
Shalay waxaanay direen fariin hajabaada.

07/09/2026

Meheradaha kasoo hor jeeda Wadada tagta Madaarka Hargaysa ayaa ka haddlay caqabadaha ay kala kulmaan Wadadaasi.

06/09/2026

Bogi oo mar kale afka furtay

06/09/2026

" Boqolaal baa alaabta debeda loo dhigay oo wallaahi inaanan been sheegayn ,mar fishkaasi wuu iibuuxi jiray, waakaa iga madhay", Hooyooyinka haysta ganacsiga yar-yar ee Hargaysa .

05/09/2026

Somalilaan ; bulshadu waxay ka haddlaysaa safarka Madax-weyne cirro.

Address

New Hargaysa
Hargeisa
FILM

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye khadar siyaad caynab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share