Abdirahman cumar cabdi

Abdirahman cumar cabdi Political

14/05/2023

Qasalkaan waraystaa aniguu I waalaa maraaga ii tilmaamaa

Hoo dee  !!!!!?
29/04/2023

Hoo dee !!!!!?

Wejigii Saddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.Waxa sidii ballankii ...
13/07/2022

Wejigii Saddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.

Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI.

Shirkaasi oo ku furmay jawi wanaagsan, goob-joogna ay ka ahaayeen labada gudoomiye ee Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Waxaana shirka furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxeyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyadoo la gudo galay ajendayaasha laga dooday oo ay si wada jira u soo diyaariyeen saddexda xisbi qaran, intaa ka dib waxa dhinac-walbaaba uu soo jeediyey doodda uu qabo, iyadoo ay dhegeysanayeen Madaxweynaha Qaranka, labada guddoomiye Baarlamaan iyo madaxweyne ku xigeenku.

Waxaana wejigaasi isla maanta uu ku soo dhamaaday isu-soo dhawaansho iyadoo loo ballamay in la soo naaqisho doodaha maanta la jeediyey, berri oo khamiis ahna ay isu yimaaddaan min saddex xubnood oo keli ahi, kuwaas oo ka kala socda saddexda xisbi qaran ee UCID, WADDANI iyo KULMIYE.

Hadal  oo ha daalin
18/04/2022

Hadal oo ha daalin

17/04/2022

Muse biixi cabdi

Tuugtu waa telesom
15/04/2022

Tuugtu waa telesom

Address

Hargeisa

Telephone

+252634619270

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman cumar cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category