27/10/2022
🚨MA OGTAHAY: Lix kooxood ayaa isku haysta Kaalinta koowaad oo leh min 7 dhibcood horyaalka Serie A xilli ciyaareedkan.
Tartanka Seria A wuxuu noqon doonaa mid aad u xiiso badan oo la daawado sannadkan.😍🇮🇹