28/10/2023
"إنالله وإنا إليه راجعون
Allah hawnaxariisto Inaderkay Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, oo caawa Hargeysa ku geeriyooday.waxaana lagu aasidoonaa xabalaha Toon ee magalada Hargeisa,
Illahay waxaan ka baryaaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo . ehelkii asxaabtii iyo dhamaan bahda abwaanada samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.Aamin Aamin,
اللهم اغفرله وارحمه وعافه واعف عنه
واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس، اللهم جازه بحسناته إحسانا وبسيئاته عفوا وغفرانا وعامله بما أنت أهل له واجعل قبره روضة من رياض الجنة،يارب العالمين.