Dhalinyaro

Dhalinyaro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinyaro, Grocers, Hargeisa.

Balanteena Waa Shaqo Maanta Waa Maalin Axad Ah Waa Maalin Horyaalada Dhan Lawada Dheeli Doono Hadaba Isku Diyaari Inaan ...
26/11/2023

Balanteena Waa Shaqo Maanta Waa Maalin Axad Ah Waa Maalin Horyaalada Dhan Lawada Dheeli Doono Hadaba Isku Diyaari Inaan Wada Guuleysano Qof Walbo Isticmaala Promocode-Keena (ISMO70) Sidaan Horay Ugu Balan Qaaday Waan Wada Guuleysan Doona 💯🤝

Intaan midkee jeceshahay waqtiga shukaansiga ?✨🤩
26/06/2023

Intaan midkee jeceshahay waqtiga shukaansiga ?✨🤩

3/ ذو الحجة /١٤٤٣ هـBisha Dulxij maanta Caawa 3, Bishani waxay ka mid tahay Bilaha Xurmada leh , waxeyna lagaar tahay in...
18/06/2023

3/ ذو الحجة /١٤٤٣ هـ
Bisha Dulxij maanta Caawa 3, Bishani waxay ka mid tahay Bilaha Xurmada leh , waxeyna lagaar tahay inay Xamabaarsan tahay Maalmo gaar ah iyo Camalo waa waweyn.
Allah SWT wuxuu Quraankiisa ku sheegay {وَالفَجرِ وَلَيَالٍ عَشرٍ)
Nabigeena Muhammed NNKH wuxuu yidhi maamlo ma jiraan acamaasha uu allaah ka jacel yahay tobankan maalmood ee Dulhaj .

Haddaba inteena aan Xaj tagin aynu badino Xusidda Allah, Salaadaha oo aynu wakhtigooda ku ilaalino, Sadaqada oo aynu la baxno, Soomida maalinta Sagaal, iyo soomida 8kale cidii awooda, iyo in la isa saamaxo.

Saliga Xabiibkeena aynu badino Caawana waa Jimce
(اللهم صل على محمد، وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، وبارك على محمد، وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم).

10/08/2022

Maxaa maskaxdaada ku jira?

Address

Hargeisa

Telephone

+252636114757

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category