26/07/2022
Muna Cabdi Abiib oo ku nool Magaalada Gursum ee Gobolka Faafan ayaa sheegtay inay nafteeda u hibaynayso askarigii barraha bulshada qabsaday.
Muna,waxay noo sheegtay inay shuruud la'aan ogoshahay in askarigan ku guursado[Meherka iyo kharashka kastaba].
Muna,waxay sheegtay inay xitaa ku gali doonto haddii uu xaas leeyhaay.[waa lacala'e].
Muna, waxay sheegtay inay arrintan ku dhiiri galinayso ciiddanka,si guuurka loogu fudaydiyo.
Voss.