18/04/2025
Kun jeer qiimo badneey
Hooyo hoyaday rumaadey
Hooyo jiidh iga midaay
Hooyo waxd tahy
Hoyaday rumaade
Ana waxn Ku socdaa
Ducadadee hooyo
Wxd tahy iwaansha
Iidaryeela idugsiiya
Ruxii cadaw iga
Wapisee idariima
Marku xalku igu adag
Yahay hooyo ruuxna
Kuma j*piyo hadhac
An hadhsadiyo
Hupaal waxad tahy
Poqordii idhashay
Hupaal wxd igaga
Talaa halkaa wadnaha
Sadriga Adigaa dagoo
Moomo alle igama
Kaa. Qaado
Ilov you maamo
Aduunkaygii