18/07/2023
Xabi Alonso: “Manuel Neuer waa goolhayaha ugu fiican ee aan arkay oo aan la ciyaaray, aniga ahaan waa kan ugu fiican adduunka, waxa uu haystaa awood sare oo meel fog gaadho, degenaasho leh, akhriya ciyaarta, hawada ku fiican, goolkiisa , shakhsiyad weyn, isagaa ugu fiican.."