30/08/2026
๐ฑ NAFAQO SAX AH + DALAG WANAAGSAN! ๐ฑ
Beeralayow, nafaqada ciiddu waa aasaaska dalagga caafimaad qaba iyo wax-soo-saar wanaagsan. ๐พ
Haddii aad rabto dalag tayo leh, waxaa muhiim ah inaad fahanto baahida ciidda iyo nafaqooyinka uu dalaggu u baahan yahay:
๐งช 1. Ogaaw Baahida Ciidda
Samee Soil Test si aad u ogaato nafaqooyinka ciiddu u baahan tahay ka hor intaadan bacrimin.
๐ฟ 2. Nitrogen (N)
Waxay muhiim u tahay:
โ
Koritaanka caleemaha
โ
Midabka cagaaran
โ
Koritaanka guud ee geedka
๐ฑ 3. Phosphorus (P)
Waxay taageertaa:
โ
Horumarka xididdada
โ
Koritaanka h**e
โ
Samaysanka ubaxa iyo miraha
๐ฅ 4. Potassium (K)
Waxay ka caawisaa:
โ
Adkaysiga xaalada adag
โ
Tayada miraha
โ
Koritaanka wanaagsan
โ
Isticmaalka biyaha si hufan
๐ง 5. Nafaqo + Biyo = Dalag Daa๏ฌc Ah
Bacriminta saxda ah iyo waraabinta habboon waxay ka qayb qaataan dalag caafimaad qaba iyo wax-soo-saar wanaagsan.
โ ๏ธ Xusuusnow: Ha ku darin bacrimin aanad hubin. Raac tilmaamaha iyo talada khabiirka, gaar ahaan marka la isticmaalayo Urea 46% N ama bacrimino kale.
๐พ Berbera General Trading
Waxaan kuu haynaa agab iyo xalal kaa caawinaya inaad hesho tayo, kalsooni iyo dalag wanaagsan.
๐ Nala soo xiriir: 541510 / 517131
๐ Beer caafimaad qaba โ Dalag wanaagsan โ Wax-soo-saar badan!