18/04/2026
Newcastle United ayaa laga yaabaa inay gasho isbeddel weyn xagaaga, iyadoo 7 ciyaartoy lala xiriirinayo inay ka tagaan kooxda:
🔸 Anthony Gordon
🔗 Arsenal & Bayern Munich
🔸 Sandro Tonali
🔗 Manchester United & kooxo ka tirsan Serie A
🔸 Nick Woltemade
🔗 Borussia Dortmund
🔸 Tino Livramento
🔗 Manchester City & Arsenal
🔸 Joe Willock
🔗 Fulham & Crystal Palace
🔸 Kieran Trippier
🔗 Wuxuu u muuqdaa inuu si xor ah (free transfer) uga tagayo
🔸 Yoane Wissa
🔗 Brentford
(Xigasho: Sun Sport)