Samafale: Xuseen C/llahi Maxamed Baale

Samafale: Xuseen C/llahi Maxamed Baale Caawi Agoonta,Masaakiinta,Naafada iyo dadka Waayeelka ah.๐Ÿ™๐Ÿ™Œ

06/04/2025

โ€Žุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุชุจุฑุฃ ู…ู† ุญูˆู„ูŠ ูˆู‚ูˆุชูŠ ูˆุงู„ุชุฌุฃ ุฅู„ู‰ ุญูˆู„ูƒ ูˆู‚ูˆุชูƒ. ุงู„ู„ู‡ู… ุฃุนู†ูŠ ูˆู„ุง ุชุนู† ุนู„ูŠุŒ ูˆุฃู†ุตุฑู†ูŠ ูˆู„ุง ุชู†ุตุฑ ุนู„ูŠุŒ ูˆุงู‡ุฏู†ูŠ ูˆูŠุณู‘ุฑ ุงู„ู‡ุฏู‰ ู„ูŠ .
Allahumma inni atabaraa'u min hawli wa quwwati wa altajuu ila Hawlika wa Quwwatika. Allahumma a'enni wa la tu'in aleya, wa unsurni wa la tansur aleya, wahdini wayasserilโ€™hudali.

Ilaahayow, waxaan ka fogaaday xooggeyga iyo kartideyda, waxaana magan galay xooggaaga iyo kartidaada. Ilaahayow, i garab sii hana xadidin awoodayda, i caawi hana iga hor iman, i hanuuni oo hanuunka ii fududeey.

O Allah, I disown my power And my strength, and I seek refuge in Your power and strength. O Allah give me ability and do not constrict my ability, and help me and do not hinder me. And guide me, and make guidance easy for me.

Eid Mubarak
29/03/2025

Eid Mubarak

12/03/2025
๐Ÿ’ฅVocation time ๐Ÿ’ฅ
04/07/2024

๐Ÿ’ฅVocation time ๐Ÿ’ฅ

 ,This is how I ended my Eid of today.May Allah bless all muslims and protect us, may Allah  grant us reach next RAMADAN...
10/04/2024

,
This is how I ended my Eid of today.
May Allah bless all muslims and protect us, may Allah grant us reach next RAMADAN Coming inshallah.

 .
09/04/2024

.

 Hussein Abdullahi Baale.Alle ayaa mahad iska leh.Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman Waxaan bilaawney oo hada wadnaa Afu...
16/03/2024


Hussein Abdullahi Baale.
Alle ayaa mahad iska leh.
Barnaamijka afuri walaalkaa Sooman

Waxaan bilaawney oo hada wadnaa Afurinta dadka danta yar Maanta waxaan afurinay
Dad gaaraya ilaa 100 qofood Degmada Kismayo kaamamka kaam kamid ah kam SATO,KAAYTOOY,QURAC IYO KAAMAM KALE,

waxaa u badan dad waayeel ah iyo Danyar Waxaana rajeynaa inaan kasii badino hadi Alle idmo Bulshada Soomaliyeed ee kheyrka jecel Waxaan ka codsaneynaa iney nagala qeyb qaataan si dadka tabaaleysan aan
Afurka iska bixin karin aan wax u gaarsiino

Marwalba waxan utaganahay
Bulshadeyna Danta yar

Ka qeeb qaado Barnamijka
Afuri walalka Sooman.

Caawi walalaha oo ku garab istaag
Maalkaaga Aqontada lacag taad iyo xogadaada.
_______
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Hussein Abdullahi Baale

Address

Kismayo

Telephone

+252614106862

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafale: Xuseen C/llahi Maxamed Baale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category