12/04/2023
Nin oday ah ayaa la waydiyey!
Maxad umalaynaysaa dadka inay kaa shegayaan?
Markaasu Yiri" anigu Waan Dhimanayaa,Iyaguna way-
Dhimanayaan, Kaligayna waa laixisabinayaa,
Kaligoodna waa la xisaabinayaa
Ee marka maxaa iga galay waxay isga sheegayaan
Dulucda shekada(Moral of the story)
Waa in adan marnaba waqti isga luminin
Ka fekirka hadalka dadka kale
Follow and like our page jalayal
Aidaros Persia wayo arag page βπ