Maxbuub super market

Maxbuub super market Wixii faahfahin ah nala soo xiriir

New available CORN FLAKES ๐ŸŒฝ  WAA QURAAC DABICI AH.Hadii aad ku dhibaneed qurac , waxa hada idin keenay cuno lagu tala ga...
26/10/2025

New available

CORN FLAKES ๐ŸŒฝ WAA QURAAC DABICI AH.
Hadii aad ku dhibaneed qurac , waxa hada idin keenay cuno lagu tala galay dad qurac fudud jecel ,
Waxana u is ticmali kartaa biyo qandac iyo caano diran .hadaii aad u bahan thy kala xirir number shashada kaga muqda mahad sanid๐Ÿ‘

Big sale 40% offHadii aad u bahan tahay waxaan kugu adeegi doonaa gurigaa iyo goobwalba aad joogtit
17/07/2025

Big sale 40% off

Hadii aad u bahan tahay waxaan kugu adeegi doonaa gurigaa iyo goobwalba aad joogtit

Eid adha mubarak ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
06/06/2025

Eid adha mubarak



ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

AvailableWaxaan idin keenay badeexo tayadoodu hufan yahay tayadeedu sarayso Hadii aad u bahan taahy la xiriir number sha...
28/05/2025

Available

Waxaan idin keenay badeexo tayadoodu hufan yahay tayadeedu sarayso
Hadii aad u bahan taahy la xiriir number shashada kaaga muuqda

Eid Mubarak ๐ŸŒ™Al fidri Nabad nagula ciida Dadka ku barteena facebook Ciid Mubarak waca laynaa wacaloosha.
31/03/2025

Eid Mubarak ๐ŸŒ™

Al fidri

Nabad nagula ciida Dadka ku barteena facebook
Ciid Mubarak waca laynaa wacaloosha.

Strawberry ๐Ÿ“ Hadii aad mar badan ku hami jirtay inaa DHADHANKA strawberry ๐Ÿ“ aad mar un dhadhamiso Waxaa kuu fududaysay |...
18/03/2025

Strawberry ๐Ÿ“
Hadii aad mar badan ku hami jirtay inaa DHADHANKA strawberry ๐Ÿ“ aad mar un dhadhamiso Waxaa kuu fududaysay ||MAXBUUB SUPER MARKET|| oo kalay soo
Dalbo si aan kugu Adeegno gurigaaaga ama na sii booqo xarumahayna ๐Ÿ‘

Azc๐Ÿ–๏ธAPPLE GREEN ๐ŸHadii aad is dhihi jirtay goormee jari doontaa xiirta ๐Ÿ™…Ani ayaa talo kuu haayo oo ka faโ€™idaydo bisha b...
18/03/2025

Azc๐Ÿ–๏ธ
APPLE GREEN ๐Ÿ

Hadii aad is dhihi jirtay goormee jari doontaa xiirta ๐Ÿ™…
Ani ayaa talo kuu haayo oo ka faโ€™idaydo bisha barkaysan
Ee Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™.
Waxaa is waydiinaysaa sidee ugu faaโ€™idaysan karaa .
Sixidda cuntada iyo sixida qudarta iyo sixida fruits ๐Ÿ๐Ÿ‡๐Ÿ“
Oo kalay saxo cuntaadaa iyo fruits ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ‘
Hadii aad u bahan tahay qudaar fresh ah nagal soo xiriir number shaashada Kaaga muuqda ๐Ÿ‘

Ramadan Mubarak All Muslims Waxaan idinkeenay adeegii lagu tala galay bishi barakaysanaa ee ramadaan kalay oo nagu soo b...
28/02/2025

Ramadan Mubarak

All Muslims

Waxaan idinkeenay adeegii lagu tala galay bishi barakaysanaa ee ramadaan kalay oo nagu soo booqo xarumaheena mahad sanid ๐Ÿ‘

Address

Waaberi
Mogadishu

Telephone

+252614911640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxbuub super market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category