Ali jeyte osman offical

Ali jeyte osman offical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali jeyte osman offical, Grocers, Mogadishu.

12/09/2022
Goobo Hiiraan Soomalia guusha wax yar ayaa kadhiman reer Hiiraanoow sowada baxa Ayaan idin leeyahay
12/09/2022

Goobo Hiiraan Soomalia guusha wax yar ayaa kadhiman reer Hiiraanoow sowada baxa Ayaan idin leeyahay

Iyadoo uu sii soconayo Howlgalka lagu baacsanayo Aragagixisada ee ka soconaya gobolka Hiiraan ayaa Ciidanka Xoogga dalka...
17/08/2022

Iyadoo uu sii soconayo Howlgalka lagu baacsanayo Aragagixisada ee ka soconaya gobolka Hiiraan ayaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidanka deegaanka isla markaana uu qayb ka yahay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan ayaa Argagixisada kala wareegay gacan ku haynta deegaanada Ceel-Heley, Nuur Fanax, Beerxano ee gobolka Hiiraan.

Kooxda Agagaxisada ayaa isku dayday in ay iska caabin sameeyaan balse ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa cagta mariyey waxay dileen 17 ka tirsan Argagixisada, Sida uu Warbaahinta u Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi oo Hogaaminaya hawlgal guud ahaan ka socda gobolka Hiiraan u jeedka Hawlgalka ayaa ah sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dhulka miyiga ah.

Address

Mogadishu
123456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali jeyte osman offical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category