Urarka Dhalinyarada Ee Mustaqbal

Urarka Dhalinyarada  Ee Mustaqbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Urarka Dhalinyarada Ee Mustaqbal, Banaadir, Mogadishu.

Ganacsade Ilix Awcali  ayaa maanta soodhaweentii ugu horreesay magaalada Muqdisho ugu sameeyay  Xildhibaanada golaha dee...
03/01/2026

Ganacsade Ilix Awcali ayaa maanta soodhaweentii ugu horreesay magaalada Muqdisho ugu sameeyay Xildhibaanada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir kasoo baxay beel waynta Sacad

Kulan sidoo kale waxaa kasoo qeyb-galay saraakiisha, aqoon-yahanka iyo dhallinyarada kuwaas oo bogaadiyay guushii ay xubnahaan ka gaareen doorashadii dadweyne ee ka dhacday Muqdisho

Ganacsade Ilix ayaa Xildhibaanada ku booriyay inay matalaad dhab ah ugu adeegaan shacabka ay matalan

Xubnahaa kusoo baxay doorashooyinkii gobolka Banaadir ayaa ballan qaaday inay caddaalad iyo daacadnimo ugu adeegi doonaan Qaranka Soomaaliyeed.

BISMILAH:Anigoo ah Cabdiqadir Aadan Cabdulle, xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kana so...
03/01/2026

BISMILAH:

Anigoo ah Cabdiqadir Aadan Cabdulle, xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir kana soo baxay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka waxaan ugu h**eyn u mahadcelinayaa Allaah SW naxariis iyo fadligiisa aan la soo koobi karin.

Marka xigta, waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka oo kalsooni iyo garab istaag ii muujiyey.

Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa dhammaan dadkii igu taageeray cod, hadal, talo iyo dhaqaale kuwaas oo aan kala soocin dhalinyaro, ganacsato, saaxiibbo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Taageeradiinna iyo kalsoonidiinna waxay iitahy sharaf weyn abaalna waa idinkaga hayndona.

waxaana balanqaadayaa in aan u shaqeeyo bulshada anigoo mudnaanta siinaya cadaaladda, wadajirka iyo horumarinta degmada Hodan.

Mahadsanidiin๐Ÿ™
"ู…ูŽู† ู„ูŽู… ูŠูŽุดู’ูƒูุฑู ุงู„ู†ุงุณูŽ ู„ู… ูŠูŽุดู’ูƒูุฑู ุงู„ู„ู‡ูŽ"

W/Q Xildhibaan Cabdul Qaadir Aadan

Hambalyo Xildhibaan Cabdul Qaadir Aadan Urarka Dhalinyarada  Ee Mustaqbal wuxuu si weyn kuu hambalyeynayaa guushaada ku ...
28/12/2025

Hambalyo Xildhibaan Cabdul Qaadir Aadan

Urarka Dhalinyarada Ee Mustaqbal wuxuu si weyn kuu hambalyeynayaa guushaada ku aaddan xilka Xildhibaan Golaha Deegaanka Dagamada Hodan Ee Gobalka Banadir.

Waa guul aan u aragno mid ka turjumeysa hufnaan, karti iyo mustaqbal ifaya. Ilaahay ha kuu Fududeeyo xilka, hana kuu sahlo adeegga bulshada.

Mar kale, hambalyo โ€“ waad istaahishay!

Hambalyo & Bogaadin! Waxaan si diiran ugu hambalyeynaynaa Cabdul Qaadir Aadan  oo ku soo baxay Golaha Deegaanka ee Doora...
27/11/2025

Hambalyo & Bogaadin!

Waxaan si diiran ugu hambalyeynaynaa Cabdul Qaadir Aadan oo ku soo baxay Golaha Deegaanka ee Doorasho Hoosaadka Xisbiga JSP, Degmada Hodan, Gobolka Banadir, isaga oo galay Kaalinta 7-aad

Hambalyo hambalyo Mar Kale.

Musharax Xildhibaan Golaha Deegaanka Degmada Hodan  Ee Gobalka Banadir Mudane Cabdul Qaadir AadanWaa hogaamiye khibrad l...
16/11/2025

Musharax Xildhibaan Golaha Deegaanka Degmada Hodan Ee Gobalka Banadir
Mudane Cabdul Qaadir Aadan
Waa hogaamiye khibrad leh oo u taagan Matalaada dalkiisa iyo dadkiisa.
Waxa aan idinka codsanayanaa Mudanayal iyo Marwooyin in aad codkiina Nala siisaan Haldoorkaan dhalinyarada ah.



dhab ah

27/09/2025

Hadal Jeedinta Gadoomiyaha Urarka Dhalinyarada Ee Mustaqbal MD Zakariye Cali Ayaa Soodhaweyay
Musharax Xildhibaan Safiyo Xaashi oo u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay Hope 060 oo ka mid ah kuraasta taala gobolka mudug.

25/09/2025

Musharax Xildhibaan Safiyo Xaashi oo u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay Hope 060 oo ka mid ah kuraasta taala gobolka mudug.

Musharax Xildhibaan Safiyo Xaashi Geele oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay Hope 060 oo deegaan doorashadiisu tahay gal...
25/09/2025

Musharax Xildhibaan Safiyo Xaashi Geele oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay Hope 060 oo deegaan doorashadiisu tahay galmudug , gaar ahaan gobolka mudug oo kulan Muqdisho kula leh qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Kulankan oo horudhac u ah xaflada shaacinta musharaxnimada kursiga beelaha wuqujure ee Sacad.

Kulan ayaa waxaa ka soo qeybgalay qeybaha Bulshada oo kala ah Odayaasha dhaqanka, Culimada, siyaasiyiinta ganacsatada, dhalinyarada iyo haweenka.

03/09/2025

Xafladda caleemasaarka iyo iyo xil wareejinta Guddoomiyihii h**e iyo Guddoomiyaha cusub ee dhalinyarada farale sacad oo maanta ka dhacday Magaaladda Muqdisho.

03/09/2025

Boqor Iiiman Xasan Jiiroow oo la dardaarmay Gadoomiye Zakariye Cali Xaashi Gadoomiyaha cusub ee dhalinyarada Farale .

Address

Banaadir
Mogadishu
252

Telephone

+252907770847

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urarka Dhalinyarada Ee Mustaqbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share