22/10/2022
Waxaan ugu hambalyaynayaa dadka reer horumarka gabagabeynta wajiga koobaad ee Dekadda Garacad.
Mashruuca Garacad wuxuu tusaale u yahay in Isku-tashi Soomaalidu wax ku qabsan karto, gacan hoorsina aan horumar lagu gaari karin.