مهعد الفوزان لتحفيظ القرءان وتربية الناشئين

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • مهعد الفوزان لتحفيظ القرءان وتربية الناشئين

مهعد الفوزان لتحفيظ القرءان وتربية الناشئين (من أراد الدنيا فعليه بالقرآن و من أراد الآخرة فعليه بالقرآن ومن أرادهما معاً فعليه بالقرآن). Shafici

Waxaa heer waanagsan maraaya barashada hingaadda ee Machadka AL-FOWZAAN oo lagu qaadanayo qaab online ah.Haddaba, haddii...
19/02/2024

Waxaa heer waanagsan maraaya barashada hingaadda ee Machadka AL-FOWZAAN oo lagu qaadanayo qaab online ah.

Haddaba, haddii aad daneyneyso barashada hingaadda iyo xifdinta quraanka waad is diwaangalin kartaa, isdiwaangelinta wax qarash ma ahan balse khatmo yar oo bisha la iska qaado ayaa jirta.

Machadka waxaa lagu bartaa

1. Xifdinta quraanka iyo tasxiixa [Xalqooyin dumar u gooni ah iyo kuwo ragga u gooni ah]
2. Kutubada tajwiidka
3. Hingaadda (qaab carabi ayaa lagu bartaa) iyo far-qurxinta

Gacmo furan kusoo dhawaada

https://api.whatsapp.com/send?phone=+252614992383

06/12/2023

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬

Machadka 𝗔𝗟-𝗙𝗢𝗪𝗭𝗔𝗔𝗡 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba wuxuu idiinku bishaareynaa inuu bilaabi rabo xalqooyin cusub oo laga baran doono 𝘅𝗶𝗳𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝘀𝘅𝗶𝗶𝘅𝗮, xalqooyin labo qayb ayay noqon doonnaan xalqooyin ragga u gooni ah iyo xalqooyin dumarka u gooni ah.

Xalqooyinka aad helaysaa waxaa ka mid ah

1) Xalqo nus bog ah
2) Xalqo bog ah
3) Xalqo 1 maqro ah
4) Xalqo 2 maqro ah
5) Xalqo 3 maqro ah
6) Xalqo 4 maqro ah (xisib).

Sidoo kale haddaad jeceshahay barashadda hingaadda iyo far qurxinta carabiga machadka AL-FOWZAAN wuxuu idiinku bishaareynayaa inuu bilaabi rabo fasalo cusub oo lagu baran doono far-qurxinta iyo hingaadda carabiga, hingaadda iyo far-qurxinta waqti kooban ayaan u qorsheynay inaan ku dhigno iyadoo ku xiran tahay fahanka ardeyga.

𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐥𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧

1) Labo Xalqo oo hal bog ah oo dumarka oo gooni ah [Habeen iyo subax ayay kala baxaan], Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

2) Labo xalqo oo hal maqro ah oo dumarka u gooni ah, labaduba habeenkii ayay baxaan, Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

3) Hal xalqo oo hal maqro ah oo ragga ah u gooni ah, habeenkii ayay baxdaan xalqadaan.

4) Barnaamij qaas ah, ardeyda xifdisan quraanka ayaa loogu talo galay si ay ugu sugaan quraanka waqti kooban, Xisib ayay ka baxayaan iyadoo ku qaadaneyso inay quraanka ku khatimaan 5 bil. barnaamijkaas hal arday ayaa dhigto oo mar dhaw quraanka dhameyn rabo asagoo soo waday ku dhawaad 4 bil.

Xalqooyinkaan waxay baxaan doonaan habeen iyo maalinba insha allaah. Sidoo kale xalqooyinka la qaban doona iyagane habeen iyo maalin ayay bixi doonaan insha allaah.

Wixii faahfaahin dheeri ah

𝐈𝐧𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧

https://wa.me/+201144704791

https://wa.me/+252614992383

05/12/2023

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 wuxuu ahaa ardeygii ugu horreeyay machadka bilaabay, machadka 1--July--2023 ayuu rasmi darsi loogu bilaabay machadka, walow yagleelidiisa ay aheyd dhammaadka 2022.

Alxamdulilaah muddo 5 bil kadib allaah noo suurageliyay in ardeygii ugu horreeyay ka qalin-jebiya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 wuxuu noqday ardeygii ugu horreeyay ee quraanka ka dhammeeya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba.

In wax la bilaawo way fudud yihiin balse inla gaaro hadafkeyga ugu dambeeyay ayaa ah shayga ugu adag oo aan si fudud lagu gaari karin.

Safar walba oo la bilaabo ujeedo cad, haddii laga leeyahay waa lagu guuleysanaa, maba ugu sii jiro safar aad kalaamka rabbi ku xifdineyso. Hambalyo ayaa leenahay 𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧.

04/12/2023

Mulaaxado ku saabsan ardeyda machadka darsigooda.

1. Sheeg magacyada saddex suuradood oo magacyadoodu ku xusan yihiin Dhammaadka suuradda?

2. Sheeg magacyada saddex suuradood oo aan magacyadooda lagu dhex xusin aayadaha suuradda?

3. Waxaad sheegtaa suurad aan laga helin xarafka miim (حرف الميم)?

4. Waxaad sheegtaa suurad aan laga helin xarafka F (حرف الفاء)?

5. Sheeg magacyada saddex suuradood oo aan laga helin xarafka kaaf (حرف الكاف)?

Macallin Cabdulqaadir Axmed ayaa shantaan su'aalood iyo su'aalo kale ayaa ardeyda machadka AL-FOWZAAN u faa'ideynaaya, idinkana innala faa'ideysta.

02/12/2023

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️

Maamulka, macallimiinta iyo ardeyda machadka Al-FOWZAAN waxaa ay Hambalyo weyn oo mug leh u dirayaan ardayga lagu magacaabo Nuurdiin Cabdulqaadir Axmed oo quraanka kariimka ka dhammeeyay machadka AL-FOWZAAN, Nuurdiin wuxuu quraanka ku dul akhriyay ustaad Cabdulqaadir Axmed Maxamed oo ka mid ah macalimiinta machadka darsiga ka bixiya.

02/12/2023

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️

𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧

Safar waqti gaaban soo socday oo si guul leh inoogu soo dhammaaday, insha allaah habeen dambe ayaa gaba-gabeyntiisa noo noqon doontaa.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 wuxuu ahaa ardeygii ugu horreeyay machadka bilaabay, machadka 1--July--2023 ayuu rasmi darsi loogu bilaabay machadka, walow yagleelidiisa ay aheyd dhammaadka 2022.

Alxamdulilaah muddo 5 bil kadib allaah noo suurageliyay in ardeygii ugu horreeyay ka qalin-jebiya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 wuxuu noqday ardeygii ugu horreeyay ee quraanka ka dhammeeya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba.

In wax la bilaawo way fudud yihiin balse inla gaaro hadafkeyga ugu dambeeyay ayaa ah shayga ugu adag oo aan si fudud lagu gaari karin.

Safar walba oo la bilaabo ujeedo cad, haddii laga leeyahay waa lagu guuleysanaa, maba ugu sii jiro safar aad kalaamka rabbi ku xifdineyso. Hambalyo ayaa leenahay 𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧.

السلام وحمة الله وبركاتهالحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧Safar...
02/12/2023

السلام وحمة الله وبركاته

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️

𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧

Safar aad u qiimo badan oo bilooyin inoo soo socday ayaa si guul leh inoogu soo dhammaaday, insha allaah caawa waqtiga markuu yahay 8:00PM ayaa gaba-gabeyntiisa noo noqon doontaa insha allaah.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 wuxuu ahaa ardeygii ugu horreeyay machadka bilaabay, machadka 1--July--2023 ayuu rasmi darsi loogu bilaabay machadka, walow yagleelidiisa ay aheyd dhammaadka 2022.

Alxamdulilaah muddo 5 bil kadib allaah noo suurageliyay in ardeygii ugu horreeyay ka qalin-jebiya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 wuxuu noqday ardeygii ugu horreeyay ee quraanka ka dhammeeya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba.

In wax la bilaawo way fudud yihiin balse inla gaaro hadafkeyga ugu dambeeyay ayaa ah shayga ugu adag oo aan si fudud lagu gaari karin.

Safar walba oo la bilaabo ujeedo cad, haddii laga leeyahay waa lagu guuleysanaa, maba ugu sii jiro safar aad kalaamka rabbi ku xifdineyso. Hambalyo ayaa leenahay 𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧.

Kasoo qayb galkiina waa inoo muhiim.

Mahadsanidiin

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧Safar waqti gaaban soo socday...
30/11/2023

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات.❣️

𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧

Safar waqti gaaban soo socday oo si guul leh inoogu soo dhammaaday, insha allaah habeen dambe ayaa gaba-gabeyntiisa noo noqon doontaa

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 wuxuu ahaa ardeygii ugu horreeyay machadka bilaabay, machadka 1--July--2023 ayuu rasmi darsi loogu bilaabay machadka walow yagleelidiisa ay aheyd dhammaadka 2022. Alxamdulilaah muddo 5 bil kadib allaah noo suurageliyay in ardeygii ugu horreeyay ka qalin-jebiya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍.

𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 wuxuu noqday ardeygii ugu horreeyay ee quraanka ka dhammeeya 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba.

In wax la bilaawo way fudud yihiin balse inla gaaro hadafkeyga ugu dambeeyay ayaa ah shayga ugu adag oo aan si fudud lagu gaari karin.

Safar walba oo la bilaabo ujeedo cad, haddii laga leeyahay waa lagu guuleysanaa, maba ugu sii jiro safar aad kalaamka rabbi ku xifdineyso. Hambalyo ayaa leenahay 𝐍𝐮𝐮𝐫𝐝𝐢𝐢𝐧.

18/11/2023

{فَتَقَبَّلَهَا رَبُّهَا بِقَبُولٍ حَسَنٍ وَأَنبَتَهَا نَبَاتًا حَسَنًا وَكَفَّلَهَا زَكَرِيَّا ۖ كُلَّمَا دَخَلَ عَلَيْهَا زَكَرِيَّا الْمِحْرَابَ وَجَدَ عِندَهَا رِزْقًا ۖ قَالَ يَا مَرْيَمُ أَنَّىٰ لَكِ هَٰذَا ۖ قَالَتْ هُوَ مِنْ عِندِ اللَّهِ ۖ إِنَّ اللَّهَ يَرْزُقُ مَن يَشَاءُ بِغَيْرِ حِسَابٍ}

[ سورة آل عمران: 37]

15/11/2023

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬

Machadka 𝗔𝗟-𝗙𝗢𝗪𝗭𝗔𝗔𝗡 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba wuxuu idiinku bishaareynaa inuu bilaabi rabo xalqooyin cusub oo laga baran doono 𝘅𝗶𝗳𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝘀𝘅𝗶𝗶𝘅𝗮, xalqooyin labo qayb ayay noqon doonnaan xalqooyin ragga u gooni ah iyo xalqooyin dumarka u gooni ah.

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡

1) Xalqo nus bog ah
2) Xalqo bog ah
3) Xalqo 1 maqro ah
4) Xalqo 2 maqro ah
5) Xalqo 3 maqro ah
6) Xalqo 4 maqro ah (xisib).

𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐢𝐧𝐠𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐫 𝐪𝐮𝐫𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐋-𝐅𝐎𝐖𝐙𝐀𝐀𝐍 waxa uu idiinku bishaareynayaa ardayda jecel far-qurxinta iyo hingaadda cabariga in machadka uu bilaawi rabi fasalo cusub oo hingaadda iyo far-qurxinta carabiga, hingaadda iyo far-qurxinta waqti kooban ayaan u qorsheynay inaan ku dhigno iyadoo ku xiran tahay fahanka ardeyga.

𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐥𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧

1) Labo Xalqo oo hal bog ah oo dumarka oo gooni ah [Habeen iyo subax ayay kala baxaan], Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

2) Labo xalqo oo hal maqro ah oo dumarka u gooni ah, labaduba habeenkii ayay baxaan, Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

3) Hal xalqo oo hal maqro ah oo ragga ah u gooni ah, habeenkii ayay baxdaan xalqadaan.

4) Barnaamij qaas ah, ardeyda xifdisan quraanka ayaa loogu talo galay si ay ugu sugaan quraanka waqti kooban, Xisib ayay ka baxayaan iyadoo ku qaadaneyso inay quraanka ku khatimaan 5 bil. barnaamijkaas hal arday ayaa dhigto oo mar dhaw quraanka dhameyn rabo asagoo soo waday ku dhawaad 4 bil.

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐛𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡. 𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐱𝐚𝐥𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚𝐧𝐞 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡.

Wixii faahfaahin dheeri ah

𝐈𝐧𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧

https://wa.me/+201144704791
https://wa.me/+252614992383

Sidee Qur'aanka u xifdiyi karaa? ---------------------------------------------------------------------------------Qodobk...
13/11/2023

Sidee Qur'aanka u xifdiyi karaa?

---------------------------------------------------------------------------------

Qodobka 10aad
==============

Ka faa'idayso xilliga xifdiga

Culumada ku takhasusay hab dhiska jirka banii-Aadamka iyo qaabka maskaxdu u shaqayso, waxay sheegeen in xilliyada qofku uu jiro, da'da u dhaxaysa 5-23 ay tahay xilliga ay maskaxdiisu ugu qabashada iyo xifdinta badantahay.

Hor ayaa loo yiri
الحفظ في الصغر كالنقش على الحجر
" Yaraanta waxa lagu xifdiyaa waxay la mid yihiin, qoraal dhagax lagu dul xardhay".

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 Machadka 𝗔𝗟-𝗙𝗢𝗪𝗭𝗔𝗔𝗡 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba  wuxuu idiinku bishaareyn...
07/11/2023

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬

Machadka 𝗔𝗟-𝗙𝗢𝗪𝗭𝗔𝗔𝗡 ee xifdinta quraanka kariimka iyo culuumta la xariirtuba wuxuu idiinku bishaareynaa inuu bilaabi rabo xalqooyin cusub oo laga baran doono 𝘅𝗶𝗳𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝘀𝘅𝗶𝗶𝘅𝗮, xalqooyin labo qayb ayay noqon doonnaan xalqooyin ragga u gooni ah iyo xalqooyin dumarka u gooni ah.

Xalqooyinka aad helaysaa waxaa ka mid ah

1) Xalqo nus bog ah
2) Xalqo bog ah
3) Xalqo 1 maqro ah
4) Xalqo 2 maqro ah
5) Xalqo 3 maqro ah
6) Xalqo 4 maqro ah (xisib).

Sidoo kale haddaad jeceshahay barashadda hingaadda iyo far qurxinta carabiga machadka AL-FOWZAAN waxa uu idiinku bishaareynayaa ardayda jecel far-qurxinta iyo hingaadda cabariga in machadka uu bilaawi rabi fasalo cusub oo hingaadda iyo far-qurxinta carabiga, hingaadda iyo far-qurxinta waqti kooban ayaan u qorsheynay inaan ku dhigno iyadoo ku xiran tahay fahanka ardeyga.

Machadka xalqooyinka hadda ka socda waxay kala yihiin

1) Labo Xalqo oo hal bog ah oo dumarka oo gooni ah [Habeen iyo subax ayay kala baxaan], Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

2) Labo xalqo oo hal maqro ah oo dumarka u gooni ah, labaduba habeenkii ayay baxaan, Labadaan xalqo labo macallin ayaa kala bixiso.

3) Hal xalqo oo hal maqro ah oo ragga ah u gooni ah, habeenkii ayay baxdaan xalqadaan.

4) Barnaamij qaas ah, ardeyda xifdisan quraanka ayaa loogu talo galay si ay ugu sugaan quraanka waqti kooban, Xisib ayay ka baxayaan iyadoo ku qaadaneyso inay quraanka ku khatimaan 5 bil. barnaamijkaas hal arday ayaa dhigto oo mar dhaw quraanka dhameyn rabo asagoo soo waday ku dhawaad 4 bil.

Xalqooyinkaan waxay baxaan doonaan habeen iyo maalinba insha allaah. Sidoo kale xalqooyinka la qaban doona iyagane habeen iyo maalin ayay bixi doonaan insha allaah.

Wixii faahfaahin dheeri ah

𝐈𝐧𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧

https://wa.me/+201144704791
https://wa.me/+252614992383

Address

Wadajir, District
Mogadishu

Opening Hours

06:00 - 21:45

Telephone

+252614992383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مهعد الفوزان لتحفيظ القرءان وتربية الناشئين posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to مهعد الفوزان لتحفيظ القرءان وتربية الناشئين:

Share

Category