06/10/2022
Waa qaar kamid ah Tuugada
dadka shacabka ah dhibaateysa
oo kudhuumaaleysan jirtay
gudaha degmada dharkeynley
oo aan gacnta kusoo dhignay
Alle Ayaa mahad leh
Waxaana sii wadi doonaa
dadaalka aan ugu jirno
shacabka aan masuulka kanahay Anagoo waajibaadkeena
Gudaneeno Insh allah
JIMCO WANAAGSAN