ogaalka jiilka cusub

ogaalka jiilka cusub ogaalka

Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ manta waxa ay dhigeysaa taariikh aan weligeed horey loo dhigin waa markii ugu horeysy furitaanka koobka aduunka...
20/11/2022

Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ manta waxa ay dhigeysaa taariikh aan weligeed horey loo dhigin waa markii ugu horeysy furitaanka koobka aduunka lagu furi doono aayadaha quraanka kariimka ah
Sido kale waxaa lagu casuumay daaciga weyn ee islaamka sheikh Dr Zakir Naik oo halkaas ka jeedin doono qud bad ku saabsan micnaha islaamka

Dhanka kale wax yaabaha la mamnuucay waxaa ka mid ah

1. Cabida Qamriga
2. Qumu luudnimda
3.in aan la ciyaari Karin xiliga salaada
Iyo wax yaaba kle

Qatar ayaa arintaan waxa ay kala kulanty dhaleeceyn fara badan oo kaga timid reer galbeedka
Waxa ayna umuuqata mid dhaleeceyntaas iska dhega tirtay kuna adag diintooda iyo dhaqankooda
Masha Allah

Haduu qoraalkan ku soo gaaro soo qor
πŸ’–πŸ‘ˆ

11/11/2022

Haa waa ifahamey

Maanta oo kale loo bax sadaa baxasha
11/11/2022

Maanta oo kale loo bax sadaa baxasha

Dhahar gobalka sanaag
11/11/2022

Dhahar gobalka sanaag

 : Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqday lana kulmay ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee ay tababartay dawladda Eritrea, kuwa...
11/11/2022

: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqday lana kulmay ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee ay tababartay dawladda Eritrea, kuwaas oo qeyb ka ah 5,000kun Askari oo Madaxweyne Farmaajo wareejiyey galkooda.

Madaxweyne Xasan ayaa horey u sheegay in la iibsaday, dagaal Shisheeye la gashay, balse maanta ayuu la kulmay iyagoo u diyaar garoobaya dib u laabashada dalkooda, dhameystayna tababaro sare.

Waa cutubkii ugu horeeyey tan iyo qaranjabkii Soomaaliya, ee ciidanka cirka oo si casri ah loo tababaray, kuna soo laabanaya Soomaaliya.

10/11/2022

Dowlada cimaaraadka carabta ayaa keensatey guryo kasameysan kun teenaro sey udegaan
See u araktaa muwaadhin

Waa xili habeen nimo waxaa meel wanaagsan marayaa dib udhiska wadooyinka magaalada baydhabo
09/11/2022

Waa xili habeen nimo waxaa meel wanaagsan marayaa dib udhiska wadooyinka magaalada baydhabo

09/11/2022

Kani waa pageka ramsgate ah ee ogaalka jiilka cusub

Address

Abudwak, Galgaduud
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ogaalka jiilka cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category