Ala-magan Online Market

Ala-magan Online Market business

07/01/2024

Soo dhawoow Macmiil waxaan kuu keenay adeegyo Taya sare leh oo aad u isticmaali karto cidiye libaaxa ama dadka maqaarka ka dilaacmay sabaha keenayna waa marka ay haweeneydo umusho iyo marka qofka asagoo cayiilan uu is caateeyo maqaarka daawadiisa hada dalbo.
Iyo adeegyada muuqaalka aad ka arkeyso .
Numbers: 0618753966

06/01/2024

Macaamiisheena waxaan idiin keenay shopping aad naga wada sugayseen nagala soo xariir 0618753966

01/01/2024

Macaamiil waxaan idiin keenay marwaxad yar oo fudud oo aad jaajareynaysid meesha aad doontana u qaadanaysid nagala soo xariir 0618753966

Faa,iidada Salaada Subax Oo Masaajidka Lagu Tukado1-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Habe...
27/12/2023

Faa,iidada Salaada Subax Oo Masaajidka Lagu Tukado

1-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Habeenkii Oo Dhan Cibaado U Taagnaa.
2-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Wuxuu Ku Jiraa Dimada iyo Damaanada Alaah.

3-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa ilaalin Malaa,igta Alaah.

4-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Malaa,igtu Waxay Alaah U Gudbin Warbixin Fiican .

5-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Oo Waliba Sii Fadhiya Meeshuu Ku Tukaday ilaa Qoraxdu Ka Soo Baxdo Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Xajiyay Oo Cumraystay.

6-Alaah Wuxuu Balan Ku Qaaday Qofka Tukada Salaada Subax iyo Casarka inuu Janada Galiyo.

7-Qofka Salasda Subax Tukada Waxaa Loo Qori inuu Bari Ka Yahay Nifaaq, Maxaa Jira Munaafaqu Salaada Subax Ma Yimaado.

8-Qofka Salaada Subax jJmaaco Ku Tukada Alaah Wuxuu Siin Maalinta Qiyaamo Nuur Dhamaystiran.

9-Labada Rak Cadood Ee Sunada Ah Ee Salaada Subax Ka Horeeya Waxay Ka Fadli Badan Yihiiin Aduunka iyo Waxa Ku Dhax Jira Hadaba Maxaad U Maleen Ajirka Salaada Subax Ee Waajibka Ah.

10-Qofka Salaada Subax iyo Salaada Casar Jamaaco Ku Tukada Alaah Wuxuu Balan Ku Qaaday inuusan Nartagalin.

Waxaan idiin keenay jiifka noocii ugu dambeeyey ku quruxso gurikaaga qiimo yar oo ku raali geliya
13/04/2023

Waxaan idiin keenay jiifka noocii ugu dambeeyey ku quruxso gurikaaga qiimo yar oo ku raali geliya

Miyaaradda libiska oo tayo sare leh
13/04/2023

Miyaaradda libiska oo tayo sare leh

Macaamiil waxaa kuu keenay kuraasta noocyadooda kala duwan kala xiriir 0616810948
16/10/2022

Macaamiil waxaa kuu keenay kuraasta noocyadooda kala duwan kala xiriir 0616810948

Address

Hodan
Mogadishu
252

Telephone

+252616810948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ala-magan Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ala-magan Online Market:

Share

Category