Dr maxamed yare

Dr maxamed yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr maxamed yare, Grocers, Mogadishu.

Ma tahy shaqo doon na doo ney saa in ad badasho nolashaad ma tahy qof hami iyo rajo sare kaleh qof sare dooneyo hadii aa...
22/02/2022

Ma tahy shaqo doon na doo ney saa in ad badasho nolashaad ma tahy qof hami iyo rajo sare kaleh qof sare dooneyo hadii aad tahy waatan tii aad rabtay waxan ku rajey naa in ey ku qanciso insh allaah welcom 0616996983

FURSAD SHAQO ABUUR AH:....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hes...
08/12/2021

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir
# # # +252 616996983
# # # # # wlal # # #

Bidaartu dadka qaar waxay ka aaminsanyihiin iney tahay Qurux qasaartay halka dad kale ka aaminsanyihiin iney bidaartu ta...
08/12/2021

Bidaartu dadka qaar waxay ka aaminsanyihiin iney tahay Qurux qasaartay halka dad kale ka aaminsanyihiin iney bidaartu tahay Heybad uu qofku eebe ku maneestay hadaba Bidaarta waxa ay tahay madoonayno inaan haatan ka wada hadalno balse aan tucda Mowduuca guda galo.

Bidaarta waxbaaha keena ama sahal u ah iney imaato bidaarta waxa ka mid ahi hadba waxa aad u isticmaalayso tintaada daawooyinka tinta Sida :-

– Isticmaalkka Geelka: daawooyinka kala duwan ee tinta la mariyo kana dhiga tintu kuwa duub duuba ooo isku maleega soomaaliduna uwada taqaan Geel ama Rasto.

Daawo Madoobeyso: Daawada lagu qariyo cirada taasoo dadku tinta ka cadaatay aay iskaga dhigaan kuwa carjaw ah ama hadaba uso baxday tinta da’a marka laga soo tago dad waxaa jira ay tintooda ka noqotay casaan ama Gaduud ciif ciif ah sidaa awgeed u marsada Daawa madoobeysada si ay tintu ugu qurxoonaato Waaase wadada aad ku kasban karto Bidaarta.

Tinta adan DhaQin: tinta oodan daryeelin waxaa imaan karta in ay tintaadu kaa buubto ama kaa gurmato dhanka dhakada ah tinta dhaq mar walba marsana Saliid ama Kareemka madaxa kuwooda saliida ah
Faahfahin kala xariir
WHATSAPP___________WA.me/+252 616996983

Ku soodhawooow
08/12/2021

Ku soodhawooow

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr maxamed yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category