Hanti Jaceyl

Hanti Jaceyl Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanti Jaceyl, Grocers, Mogadishu.

Xataa haddii Aad ka nadiifsan tahay baraf k**a nabad galaysid in wax lagaa sheego, hadaba u dhaqan sida adiga kula quman...
23/11/2021

Xataa haddii Aad ka nadiifsan tahay baraf k**a nabad galaysid in wax lagaa sheego, hadaba u dhaqan sida adiga kula quman kuna farxad gelisa allena raali ka yahay

Marwaan yare ✍️

Fariimaha jaceylkiyoFiyooraha kalgacalkeeFiid meerta qaadaa Feker igu abuurooFarxad baan sugaayeFajacaani muxuu yahay?Ma...
23/11/2021

Fariimaha jaceylkiyo
Fiyooraha kalgacalkee
Fiid meerta qaadaa
Feker igu abuuroo
Farxad baan sugaaye
Fajacaani muxuu yahay?

Marwaan yare ✍️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanti Jaceyl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category