02/06/2023
Markii aan gutay Cimrada Alle ee Masjidka Xaramka Maka, waxa aan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu duceeyay amni, nabad, horumar, iyo xasilooni waarta, anigoo fadliga Cimrada awgeed Alle ka baryey in dalkeenna uu ka dulqaado argagixisada dhiig-miiratada ah ee ku been abuuranaya magaca diinteenna suubban ee Islaamka.