Xog waran

Xog waran Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xog waran, Grocers, Mogadisho, Mogadishu.

25/11/2024
11/08/2024

Israa'iil k**a ay fiirsan caqabadaha kasoo food saari karey dilkii Haniyeh, waxaa dhammatey maalmo naruuro ah Netanyahu shacabkiisa rabey inuu ku maaweeliyo,waxaa kordhey argagaxa weerarada dhidibada wax iska caabbinta iyo Iiraan, waxaa saaxadda ugu sareysa ee ururka soo fuuley nin ay si wacan isu yaqaanaan guumeystaha, waa Sinwaar e. Israa'iil waxaa u rooneyd ineysan dilin Haniyeh badalkeedii ay xoogga saraan saraakiisha Qaza si wax uun guul ah ay u bidhaansadaan sida khubarada Israa'iiliyiinta qabaan. Israa'iil wadey diidey jidkii nabadda iyo wadahadallada. Israa'iil waxey dooratey jidkii cadaawaha iyo dagaalka. Maalmo saan-qaadkooda la eegi doono ayaa u bilaabmi doona Sinwaar iyo Israel

قوات الاحتلال تسحب مركبتين مدنيتين استخدمتهما قوات إسرائيلية خاصة لاقتحام مخيم  #جنين ومحاصرة منازل فيه بشمال الضفة الغر...
12/03/2024

قوات الاحتلال تسحب مركبتين مدنيتين استخدمتهما قوات إسرائيلية خاصة لاقتحام مخيم #جنين ومحاصرة منازل فيه بشمال الضفة الغربية

#فيديو

Address

Mogadisho
Mogadishu
2022?

Telephone

+252615173056

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog waran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog waran:

Share

Category