Aadan Hassan mohamed

Aadan Hassan mohamed Personally

05/05/2026
05/05/2026

Turkey oo GANTAALKA ICBM lasoo shartagay |

14/04/2026

Saxibadeyda igu qaliga ah 🙏🫡

09/04/2026

Heesta kahadleyso xariirka Somalia iyo Turki saxibtinimo iyo walalnimo aankala go,aynin

02/04/2026

Mararka Qaar xayawanka inad wakhti laqaadato way wanagsan tahay

Hampllyo hampllyo waxa halkan ugu hampllyeynaya Sxbkey gudomiye Ibrahim maxamed nuur (shig shigow) markale loo soo magac...
30/03/2026

Hampllyo hampllyo waxa halkan ugu hampllyeynaya Sxbkey
gudomiye Ibrahim maxamed nuur (shig shigow) markale loo soo magacaabey degmada Diinsoor
Waa nin khibtar iyo aqoon uleh
horeyna gudomiye uga soo noqdey degmada Diinsoor

Mudane gudomiye waa lagu Tabey waxana ku Tabey dadkaga iyo deegankaga kunool degmada Diinsoor soo dhawow ayan kuleenahay

Hampalyo hampalyo waxaan u hampllyeynaya Taliyaha ciidanka Asluubta soomaliyeed S/Gaas maxamed sheekh Xasan Xaamud taliy...
25/03/2026

Hampalyo hampalyo waxaan u hampllyeynaya
Taliyaha ciidanka Asluubta soomaliyeed S/Gaas maxamed sheekh Xasan Xaamud taliye sodhowow

25/03/2026

Gudoomiyaha amniga iyo siyaasada gobolka banaadir mudane gudomiye Yabooh # ayaa maantay daah-furay Madasha wadahadalka bulshada ee xoojinta isla xisaabtanka, daah- furnaanta iyo tayada Dowladdaha Hoose.

Waxaana soo qaban qaabiyay madashaan waxaada Agaasinka qorsheeynta.

Address

Adan
Mogadishu
BBC

Telephone

+252682614327

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan Hassan mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category