Barako hypermarket

Barako hypermarket Barako Hypermarket waa suuq casri ah oo furan 24Hr/7. Waxad ka heleysaa wax walboo aad u baahantahay.
(1)

01/09/2026

Qasaalad yar oo ku filan dharkaaga yar-yar! ๐Ÿ‘•

Ku habboon guriga iyo dharka maalinlaha ah.

Hambalyo Guuleystaha jimcaha Barako hypermarket
31/08/2026

Hambalyo Guuleystaha jimcaha Barako hypermarket

31/08/2026

๐Ÿ“š BACK TO SCHOOL

Waqtigii dib loogu laaban lahaa School-ka waa la joogaa! ๐ŸŽ“

Barako hypermarket waxay idiin keentay qalabkii waxbarashada oo dhameystiran.

30/08/2026

Black Tea โ€“ Dhadhan aad jeclaan doonto!
Ku billaaw koob diirran oo Black Tea ah, maalintada. Barako hypermarket kaso dalbo


29/08/2026

Dhib laโ€™aan, Qaso Wax Kasta oo aad rabto!
Barako hypermarket โ€” Waa Wehelkaaga Maalin laha ah.


๐Š๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ฎ๐ ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐š๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐จ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ. 1: ๐‹๐ข๐ค๐ž gareey Page ka 2: ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž gareey Post...
27/08/2026

๐Š๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ฎ๐ ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐š๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐จ ๐‡๐ฒ๐ฉ๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ.

1: ๐‹๐ข๐ค๐ž gareey Page ka
2: ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž gareey Post ga
3: ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ก ๐Ÿ‘ ka mid ah asxabtada
4: ku bixi jawaabta Comment ahaan.

Sharuudaha Raac inta aadan Jawaabin.

Nasiib wanagsanโ€ฆโ€ฆ.๐Ÿคฒ

27/08/2026

Clovers Lime Juice

Ku dar biyaha ama cabitaanka aad jeceshahay, kuna raaxayso dhadhan refreshing ah!

๐Ÿ›’ Ka hel Barako Hypermarket

Guuleeystaha Jimco wanagsan
26/08/2026

Guuleeystaha Jimco wanagsan

26/08/2026

NESTUM โ€“ Nafaqo iyo dhadhan macaan oo carruurtaadu jeclaan doonaan! โค๏ธ

Kasoo dalbo Nestum Barako hypermarket

25/08/2026

Gaarigaaga wado cabsi laโ€™aan!

Taleefankaaga si fudud ugu xir gaariga, si aad u aragto qofka ku soo wacaya adigoon taleefanka gacanta ku qaban.


Address

28J4+44W
Mogadishu
BA00002

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barako hypermarket posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barako hypermarket:

Shortcuts

Share

Category