Ereyo jecel

Ereyo jecel Ha ammaanin wejiyada iyo quruxdooda,
Kahor intaadan ladhaqmin quluubta iyo nafta ..🥀❤✨

05/03/2025
Laabtaadu waa caalam farxad iyo degnaansho badan murugna wey iga dheertahay intaan adi kuu dhawahay🥺🫅👑Mention ku dhex qo...
26/07/2024

Laabtaadu waa caalam farxad iyo degnaansho badan murugna wey iga dheertahay intaan adi kuu dhawahay🥺🫅👑

Mention ku dhex qofkaad ku dhixi laheed💐🙏

Qalbi kula midooboo Hawee Adiga ka miidhay Niyad kuu mangala Oo inbadan Maarmi kari wayday Muradkeedi adigaa laabta ga'y...
20/07/2024

Qalbi kula midooboo Hawee
Adiga ka miidhay Niyad kuu mangala
Oo inbadan Maarmi kari wayday
Muradkeedi adigaa laabta ga'yey
Galiyey mulkaase Sowma ma ogid la'aanta inaan
Aad u murugoodey🥰🥰
jecel

🌷🫂❤ FARIIN JACEYL 🌷❤🫂Dhabtii ma Aqaan marka aan fariintaan qoraayo in ay ku soo gaareyso iyo in kale balse boqoradeydi👸 ...
04/05/2024

🌷🫂❤ FARIIN JACEYL 🌷❤🫂

Dhabtii ma Aqaan marka aan fariintaan qoraayo in ay ku soo gaareyso iyo in kale balse boqoradeydi👸 si xad dhaaf baan kuu jeclahay 💕. Nolasheydiyeey nolashu waa astaan jaceylkeenuna ❤️waa aqoonsiga isla nolasha ee gacaliso xiisaha xad dhaafay ee aan kuu qabo ha igu cidleyn😭💔 .

Jaceylku waa nolol,👩‍❤️‍💋‍👨 nolashuna waa adiga, sidee ku noolaan karaa adiga 🫂 oo boqoradeydi ii dhaweyn, ma aamini karo in Hal daqiiqo ku moogaan karo, waan ku jeclahay gacaliso ❤️.

Boqoradeydi ❤ barashada waa wax qoran✍️ balse adiga waxa ad tahay boqortooyo👸 quruxdiyo qaab samida u dhalatay💋 .

Hadaad arkeyso 👀 fariinteyda qurux badan love ❤️ dhamaan wAn idiin jeclahay gabdhaha soomaaliyeed 🇸🇴.

Gabadhaay hadaad qurux badan tahay love saar❤️

Ããdãñ Abdi Ali Ãk

15/04/2024

🥰🥰🥰🥰

26/03/2024

Naftu waan sa sabaa ♥️♥️😞😞♥️♥️♥️

…✍️❤️🍁Riyo baan arkaa Run u muuqataa .🍁Ruuxdaan korsha Ka jiraa rafaadka. 🍁Runta waan rabaa Been baan se rabin. 🍁Dooq ba...
08/01/2024

…✍️❤️

🍁Riyo baan arkaa
Run u muuqataa .

🍁Ruuxdaan korsha
Ka jiraa rafaadka.

🍁Runta waan rabaa
Been baan se rabin.

🍁Dooq baa rarayoo
Ruux igu lamaani .

🍁Rajo baan sugaa
Ruuxdaan sabaa .

Ereyo jecel

▪︎Kelligaa adduunyada ▪︎Kasha kuu hibeeyoo▪︎Kun habeen haddaan qado▪︎Kadeedkiyo dhibaatada▪︎Kohon maayo gaajada▪︎Kabadka...
05/01/2024

▪︎Kelligaa adduunyada
▪︎Kasha kuu hibeeyoo
▪︎Kun habeen haddaan qado
▪︎Kadeedkiyo dhibaatada
▪︎Kohon maayo gaajada
▪︎Kabadkana ma aan cuno

▪︎Karuurka iyo suusaca
▪︎Kalax aan ku shubanee
▪︎Kabashada wadaagnee
▪︎Kaatun aan far bidixdaha
▪︎Kasid kuugu geliyee
▪︎Kah-kahada iyo qosolkuna
▪︎Kaan-kaan ha gaadhee
▪︎Kaalay aan carawnee
▪︎Kabaha aan u xidhanee

Ereyo jecel

01/01/2024

Jaanta iyo heesta way isleeyihiin .

Address

Mogadishu
143

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ereyo jecel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category