19/02/2024
Sida aarka geesigaan
Gabal dhaca iyo wabari
Kaaymaha gabiibta ah
Kaligeeg gucleeyaa
Geeriduna xaq weeye
Allow geesi haii ridin
Anoo gaadhin libintaan
Uga go,ay hurdada een
Geedigeeda soo raray