13/01/2024
Asc
sawirkaan wuxuu tusaale cad uu uyahay xaalada ciyaartoyda KGS ay maanta ku suganyihiin iyagoo aan aqoon cidda ay xalka udoonan lahaayeen ...................
Kawaran Hadaa Xal u doonato cidii dhibka kuu geysatey ........
waxaan rajeynayaa in xiriirka sports ka somalia ey wax ka badalaan arintaan
kgs iyadana qadyadaan meel cad haka istaagto ..........
aniga ma jecli in aan ka hadlo qadyaha balse midaan lagama aamusi karo .
Good bye 👋