Qoraal jacayl

Qoraal jacayl Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qoraal jacayl, Grocers, Mogadishu.

Hambalyo dhamaan Ardayda maanta helay natiijada imtixaanka.Waxaan si gaara ugu Hambalyaynayaa Walashy Mustalifo MohamedH...
18/08/2024

Hambalyo dhamaan Ardayda maanta helay natiijada imtixaanka.

Waxaan si gaara ugu Hambalyaynayaa Walashy Mustalifo MohamedHussain.

Hambalyo my sister πŸ₯°πŸ™

Naftayda waxaad ku abuurtay dareen jaceyl oo aanay weligeed arrag marwalbana xagaga ayaan ahay kuuna balan qaadaaya, run...
10/08/2024

Naftayda waxaad ku abuurtay dareen jaceyl oo aanay weligeed arrag marwalbana xagaga ayaan ahay kuuna balan qaadaaya, runtiina waan ku jecelahay. πŸ’‹

Jaceylku hadal maahan Waa ficil daryeel naxariis😘Waayo guurka kadib hadalDhan wuu dhamaada πŸ˜”πŸŒΈWaxaa soo haraayo TabascoNa...
08/08/2024

Jaceylku hadal maahan
Waa ficil daryeel naxariis😘
Waayo guurka kadib hadal
Dhan wuu dhamaada πŸ˜”πŸŒΈ
Waxaa soo haraayo Tabasco
Naxariista leh inuu ka fikiro
Xanuunkaada farxadaada☺️
Kahor iska ilaali inaa iska
Deyso waayo kalinimadu
Waa xanuun dilaa ah.πŸ˜ͺπŸ’˜

Haa wan kujeclahay inta jeer Ee wadnahaygu garaactamo waxaad uqalanta inan kugu faano inaa tahay waxa ugu quruxda badan ...
07/08/2024

Haa wan kujeclahay inta jeer Ee wadnahaygu garaactamo waxaad uqalanta inan kugu faano inaa tahay waxa ugu quruxda badan ee noloshayda kuJiRa βœ¨πŸ«‚β€οΈπŸ«Ά

Gabadha uusan waligiis hilmaameynin ninka raga ahiπŸ’1: mida inta uu iyada lajoogo dareensiisa farxadπŸ₯°πŸ’—2: mida dareensiisa...
07/05/2024

Gabadha uusan waligiis hilmaameynin ninka raga ahiπŸ’

1: mida inta uu iyada lajoogo dareensiisa farxadπŸ₯°πŸ’—

2: mida dareensiisa jaceylka ey uqabto😘❀️

3: mida uu ka arko Rabitan badan😘☺️

4: mida difaacda Marka uu maqan yahayπŸ₯°πŸ˜πŸ’

5: mida sharaftiisa ilaalisaπŸ’ž

6: mida ka ilaalisa waxyaabaha dhiba/uu naceb yahay❀️

-  waxaan ogahay in aan keligay mari doono, oo aan noloshayda ku qaadan doono meel cidla ah.πŸ’”πŸ˜’
06/05/2024

- waxaan ogahay in aan keligay mari doono, oo aan noloshayda ku qaadan doono meel cidla ah.πŸ’”πŸ˜’

- Marka aad lumiso farxadda nolosha, waxaad dareemaysaa kalinimo, niyad-jab, iyo rajo beel.πŸ’”πŸ˜’
06/05/2024

- Marka aad lumiso farxadda nolosha, waxaad dareemaysaa kalinimo, niyad-jab, iyo rajo beel.πŸ’”πŸ˜’

Sow matihid jaceylkeyga Wadnaheyga jeexiisaJanada aduunkeygaJawigeyga faraxiisa
26/12/2023

Sow matihid jaceylkeyga
Wadnaheyga jeexiisa
Janada aduunkeyga
Jawigeyga faraxiisa

Murugadu waxay ina baraysaa in xanuunku uu yahay qayb nolosha ka mid ah, iyo in ilmadu ay mararka qaarkood tahay luqadda...
25/12/2023

Murugadu waxay ina baraysaa in xanuunku uu yahay qayb nolosha ka mid ah, iyo in ilmadu ay mararka qaarkood tahay luqadda keliya ee muujisa culayska dareenka gudahayaga.πŸ’”πŸ˜’

π‘±π’‚π’„π’†π’šπ’ π’Šπ’π’–π’– π’Š π’‰π’‚π’šπ’‚ π’˜π’‚π’™π’‚π’‚π’ π’π’ˆπ’‚π’‚π’…π’‚π’š π’Žπ’‚π’“π’Œπ’‚π’‚ π’—π’†π’…π’Šπ’ 𝒄𝒂𝒍𝒍 𝒑𝒂𝒓𝒇𝒖𝒖𝒏 𝒖 π’Žπ’‚π’“π’”π’‚π’…π’‚π’šπŸ˜‚πŸ˜«πŸ˜«πŸ™ˆ
25/12/2023

π‘±π’‚π’„π’†π’šπ’ π’Šπ’π’–π’– π’Š π’‰π’‚π’šπ’‚ π’˜π’‚π’™π’‚π’‚π’ π’π’ˆπ’‚π’‚π’…π’‚π’š π’Žπ’‚π’“π’Œπ’‚π’‚ π’—π’†π’…π’Šπ’ 𝒄𝒂𝒍𝒍 𝒑𝒂𝒓𝒇𝒖𝒖𝒏 𝒖 π’Žπ’‚π’“π’”π’‚π’…π’‚π’šπŸ˜‚πŸ˜«πŸ˜«πŸ™ˆ

"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo." ...
25/12/2023

"Dareen ka xanuun iyo dadnimo-xumo badan waan waayay ayaamihii aan dugsanayay, qalfoofka qof qalbigiisu iga sii jeedo."

πŸ’”πŸ˜₯

Jacaylka dhabta ahSi kasta oo la iskuguDhaco ama la isku dagaaloMaaha mid lagu kala tagoWaa mid la is raaligaliyoWaa mid...
12/10/2023

Jacaylka dhabta ah
Si kasta oo la iskugu
Dhaco ama la isku dagaalo
Maaha mid lagu kala tago
Waa mid la is raaligaliyo
Waa mid isagoo la is
Dagaalsanyahay la isku
soo xiiso ma dhamaado
Xiisaha jacaylka dhabta ah ❀️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoraal jacayl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category