23/12/2025
أنصار السنة
Waa muatamar bulshada kunool dalka kenya qaasatan somalida wax taray oo sanadkiiba mar qabsooma kaas lagu wacyi gelinayo bulshada ku nool dalka kenya allaha ka abaal mariyo culumadii juhdigaa faraha badan leh gelisay