17/11/2023
Dulqaad badan hooyo diran🥀🧕🤱
dareen badan daymo wacan 🥹🥰
deeqsiyo iyo darajo wacan 🖤👸
darbiga nolosha iyo aduun wacan 🥀🦋
dumarkaba dunida u mudan🧕👸 Dabiiba daweeya dagan🤱🥀✨️
daryeela nafteeda dira 🤱🥀
raboow iidaa dajiya 🤲🧕
ducada daaimoow ajiib🤲
dadoow aamiin ku dara 🤲🧕👸✨️
✨️🥀🖤👸🧕🤱🥀