roob online market

roob online market WAXAAD NAGA HELEYSAA DAAWO TAYADEEDA AAD USAREYSO KUNA HABOON CAAFIMAADKAAGA AH NA HERBAL GARAM IYO DOSAGE LEH WAX SIDE EFFECT AAN LEHEEN

GAAS CALOOLEED IYI XALKIISAGaas calooleedka (oo mararka qaar loogu yeero GERD ama Gastritis, iyadoo ku xiran xaaladda) w...
13/11/2025

GAAS CALOOLEED IYI XALKIISA

Gaas calooleedka (oo mararka qaar loogu yeero GERD ama Gastritis, iyadoo ku xiran xaaladda) waa xanuun ama raaxo-darro ka timaadda caloosha iyo habdhiska dheefshiidka. Waxaa inta badan sababa in aash*tada caloosha (acid) ay noqoto mid badan ama ay ka soo baxdo caloosha kuna noqoto marinka cuntada (hunguriga), taas oo keenta gubasho iyo xanuun.

WAXAN KU HEYNA DAAWO DABIICI AH KAANA XAQABTIREYSA XANUUNKA INSHA ALLAH

KALA SO XIRIIR 619010102

Sababaha ugu badan:

Cuntooyinka qaar – sida basasha, toonta, cuntada baruurta badan, kafee, cabitaanada kaarboonaysan, iyo xawaashka xooggan.

Cabidda sigaarka iyo khamriga – waxay kiciyaan aash*tada caloosha.

Cadaadis maskaxeed (stress) – wuxuu kordhiyaa gaaska iyo xanuunka caloosha.

Cunto cunis aan nidaam lahayn – sida inaad si degdeg ah wax u cunto ama calool madhan waqti dheer ahaato.

Daawooyinka qaar – sida aspirin iyo ibuprofen oo dhaawici kara xuubka caloosha.

Calaamadaha lagu garto:

Calool gubasho ama kulayl gudaha caloosha iyo laabta.

Dhib ku dhacda hadba markaad wax cunayso ama markaad seexato.

Calool buurnaan ama barar dareenkiisa.

Lalabo iyo mararka qaar matag.

Dhadhan qadhaadh ama aash*to afka ku soo noqota.

09/08/2025

✨ Sprulina waa – Sirta Maqaarka Iftiinka leh! ✨
Haddii aad rabto maqaar dhalaalaya, jilicsan oo ka xor ah mad madoowga, casaan-ka ama gaduudka-badan iyo xasaasiyadda wajiga — Sprulina waa saaxiibkaaga cusub! 🌿💚
Waxa kujira vitamins iyo minerals dabiici ah oo nadiifiya jirka, kor u qaada difaaca, isla markaana si dabiici ah u hagaajiya caafimaadka maqaarkaaga.

🌸 Natiijo la dareemi karo ugu kalay sprulina iyo Roob Online – Iftiinka wajigaaga ha ka sheekeeyo adiga! 🌸

Nagala soxariir what's app number kan +252619010102

12/07/2025

Wa Maxay Gale Ama Varicocele?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah
Whatsapp,

Wa.me/+252 61 8091818

12/07/2025

Adeegga Casriga ah ee 𝐑𝐎𝐎𝐁 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐒𝐇𝐎𝐏 waxaa kuugu diyaar ah dhaqtar kuugu adeegaya hab online ah adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo, oo aad kula tashankarto qaab maqal iyo muuqaal ah. Haddaba si aad ula tashato dhaqtarka aad u baahantahay nagala soo xiriir +252 61 8091818 ama kala soco wixii maclumad dheeri ah
page ka 𝐑𝐎𝐎𝐁 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐒𝐇𝐎𝐏

10/06/2025

𝗦𝗶 𝘀𝗮𝗵𝗹𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗼𝗴𝘀𝗼 𝘅𝗮𝗻𝘂𝗻𝗸𝗮 𝗶𝗴𝗳𝗶𝘀𝗵𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝘂𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮 𝗿𝗮𝗴 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗯𝗮.
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗸𝗲𝗻𝗮𝘆 𝗱𝗮𝘄𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗶𝗿𝗶𝗯𝘁𝗶𝗿𝗮𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗻𝘂𝗻𝗸𝗮𝗮.
si sahlana kaga bogsoo.
Waxaa si lamid ah heynaa, Kaniini iyo product kale aan ugu talo galnay xanunka 𝗚𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮.👈
🎁 𝐖𝐚𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 💰𝐂𝐚𝐥𝐥👉 +𝟮𝟱𝟮 61 8091818
🛒HADDA DALBO | ORDER NOW👉 | mogadishu
Whatsapp-ka https://wa.me/+𝟮𝟱𝟮 618091818
Whatsapp-ka https://wa.me/+𝟮𝟱𝟮 61 8091818
_________FREE DELIVERY & CARGO __________
Wixii macluumaad ah wac ☎️ ‬+𝟮𝟱𝟮 61 8091818

Adeegga Casriga ah ee 𝐑𝐎𝐎𝐁 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐒𝐇𝐎𝐏 waxaa kuugu diyaar ah dhaqtar kuugu adeegaya hab online ah adiga oo jooga gurigaa...
10/05/2025

Adeegga Casriga ah ee 𝐑𝐎𝐎𝐁 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐒𝐇𝐎𝐏 waxaa kuugu diyaar ah dhaqtar kuugu adeegaya hab online ah adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo, oo aad kula tashankarto qaab maqal iyo muuqaal ah. Haddaba si aad ula tashato dhaqtarka aad u baahantahay nagala soo xiriir +252 61 8091818 ama kala soco wixii maclumad dheeri ah
page ka 𝐑𝐎𝐎𝐁 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐒𝐇𝐎𝐏

Address

Mogadishu
1818

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when roob online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to roob online market:

Share