Mother Cheese Company

Mother Cheese Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mother Cheese Company, Xamarweyne, Mogadishu.

20/03/2026

Hambalyo Maalinta Haweenka Aduunka!Mother cheese and dried fruit product  waxay u hambalyaynaysaa dhammaan haweenka aduu...
08/03/2026

Hambalyo Maalinta Haweenka Aduunka!
Mother cheese and dried fruit product waxay u hambalyaynaysaa dhammaan haweenka aduunka gaar ahaan haweenka soomaaliyeed ee quruxda badan, dadaalka badan.
Waxaad tihiin hogaanka ,xooga iyo iftiin bulshada .


Mother cheese and dried fruit  ayaa ka qaybgalay bandhig hal-abuur oo uu soo qabanqaabiyay Xafiiska Hal-abuurka, iyo Inn...
09/01/2026

Mother cheese and dried fruit ayaa ka qaybgalay bandhig hal-abuur oo uu soo qabanqaabiyay Xafiiska Hal-abuurka, iyo Innovation-ka Jaamacadda Muqdisho (Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation).

Bandhiggan, oo lagu qabtay Kambaska Weyn ee Jaamacadda Muqdisho, oo ay ardaydu ku soo bandhigeen fikrado ganacsi iyo hal-abuurro kala duwan ah oo ay ku muujinaayeen kartidooda iyo hibooyinkooda kala duwan.

Bandhigga waxaa si firfircoon uga qayb qaatay arday ka kala socday kulliyado kala duwanee jaamacada muqdishu , taas oo muujinaysa doorka muhiimka ah ee hal-abuurka iyo ganacsigu ku leeyihiin horumarinta xirfadaha ardayda.







Waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa alaabo cusub iyo naqshadeyn casri ah oo ku saabsan khudrada iyo miraha la qalajiye...
28/12/2025

Waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa alaabo cusub iyo naqshadeyn casri ah oo ku saabsan khudrada iyo miraha la qalajiyey iyo jiiska tayo sare leh! πŸ‡πŸ§€

βœ… Dabiici ah oo laga keenay gudaha dalka
βœ… Ku habboon cunno fudud oo caafimaad leh ama cuntooyin gaar ah
βœ… Xirmooyin cusub & muuqaal soo jiidasho leh – dhadhan macaan!

Haddii aad tahay macmiil h**e ama aad tahay mid cusub, waan kugu martiqaadaynaa inaad tijaabiso noocyada cusub oo aad la wadaagto qoyskaaga iyo asxaabtaada.

πŸ“ Waxaad ka heli kartaa xarumo gaar ah ama delivery ayaan kuu sameyneynaa
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah ama dalab, nala soo xiriir.
61 5159977



_______________________________________________________________________

We’re thrilled to introduce our newly branded line of dried fruits and premium cheese β€” now with a fresh look and even better quality! πŸ‡πŸ§€

βœ… 100% Natural & Locally Sourced
βœ… Perfect for healthy snacking or gourmet recipes
βœ… Now available in new packaging – same great taste, even more appealing!

Whether you're a long-time customer or new to our products, we invite you to try the new collection and share the goodness with family and friends.

πŸ“ Available at select stores and delivery options!
πŸ“ž For orders and inquiries, contact us today.

61 5159977

Moos al foornato ama moos barawaani
26/12/2025

Moos al foornato ama moos barawaani

Shir ay si wadajir usoo qabanqaabiyeen  Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa  iyo hay'ada cuntada iyo beeraha ...
02/12/2025

Shir ay si wadajir usoo qabanqaabiyeen Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa iyo hay'ada cuntada iyo beeraha ee qaramada midoobay shirkaas oo ahaa wadatashi
sidii loo dardargelin lahaa maalgashiga waxsoosaarka caanaha, calafka iyo quudka xoolaha.





Honored to represent   as an   at the       2025 (AIW2025), held in  ,   πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŒ.A great platform to showcase innovation, co...
18/11/2025

Honored to represent as an at the 2025 (AIW2025), held in , πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŒ.

A great platform to showcase innovation, connect with changemakers across Africa, and promote industrial growth and opportunities.

Today, we were honored to receive a visit from Madam Chair of COMFWB, Maureen, at the East African Community Trade Fair ...
15/11/2025

Today, we were honored to receive a visit from Madam Chair of COMFWB, Maureen, at the East African Community Trade Fair in Nairobi.
Her presence and encouragement mean a lot to us, and we truly appreciate the support shown to women entrepreneurs across the region.

Thank you, Madam Chair, for inspiring us and for recognizing our work.

Maanta waxaan ku faraxsaneyn booqashada ay nagu soo martay Guddoomiyaha COMFWB, Maureen, oo nagu soo booqatay Bandhiga Ganacsiga East African Community ee ka socda Nairobi.
Booqashadeeda iyo dhiirigelinteedu waxay noo tahay sharaf weyn, waxaana ka mahadcelineynaa taageerada ay u muujisay haweenka ganacsatada ah ee gobolka.

Mahadsanid Madam Chair, dhiirigelintaada iyo qadarin aad na siisay.




Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Layla Mohamed, Aisha Mohamed Ali, Kassim Haji Mohamed
12/11/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Layla Mohamed, Aisha Mohamed Ali, Kassim Haji Mohamed

11/11/2025
Another productive day in Nairobi, Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ at the 25th EAC MSME Trade Fair 🌍✨
11/11/2025

Another productive day in Nairobi, Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ at the 25th EAC MSME Trade Fair 🌍✨

Address

Xamarweyne
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613677080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mother Cheese Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mother Cheese Company:

Share