Maryam miski

Maryam miski Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maryam miski, Grocers, Mogadishu.

21/12/2025

Qodobka 1aad: Madaxweyne hal mar nala hadal intaanan ku habaarin ama dalka kaaga tahriibin πŸƒπŸΏβ€β™‚οΈ Ilaahay baa ina dilayee kuwaan birmaduhu waa mayd garaacay πŸ‘Š mucaarad waa ahay laakiin been idin kuma seexin karo πŸ˜‚.

19/12/2025

shacabka muqdisho waa tashteen wala dhaafay xikigi dhiigooda kursi lagu Kori jiray guusha waa dhawdahay 25/12/2025 Waa maalin tarikhi reer muqdisho iyo somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ uga dhigan xuriyad iney heleen oo kabaxayan gumeysi siyaasiyin khawaarij ciilqabe jaajus iyo naceybka shacabka reer muqdisho iyo somaliada cusub dalxureeye iyo jsp foever πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™

Kuwaa hawiye ayagne maxay doonen
17/12/2025

Kuwaa hawiye ayagne maxay doonen

20/11/2025

Naagta xaq kuma leehay ineya nolato inkasto nolosha iyo geerida labada baa Illahay gacantiisa kujiirto hadan naagta waa diila o Illahay ayaa yir nafti diisha nafkale waa inlodiila hadan Illahay waxuu yiir waa idiin baanata inaad iska cafiisa iyo inada magaqadataan blse naagtu kuma qalato inla cafiiyo😭😭😭😭😭

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maryam miski posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category