Abwan bulsho dhowr

Abwan bulsho dhowr Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwan bulsho dhowr, Grocers, Mogadishu.

24/07/2026
05/07/2026

War hada wixii waa nooga dhabeeyeene see la yeelaynaa?
Bal talo Keena

Wasiir  Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Dhaweeyay 129 Muwaadin Soomaaliyeed oo Si Iskood Ah Uga Soo Laabt...
05/07/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Dhaweeyay 129 Muwaadin Soomaaliyeed oo Si Iskood Ah Uga Soo Laabtay Liibiya.

Muqdisho | 2 Luulyo 2026

Mudane Xasan Maxamed Cali, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dalka ku soo dhaweeyay 129 muwaadin Soomaaliyeed oo si iskood ah uga soo laabtay dalka Liibiya, kuwaas oo ku yimid barnaamijka Dib u celinta Bani'aadannimo ee Iskaa Wax U Qabso (Voluntary Humanitarian Return – VHR).

Muwaadiniinta soo laabtay, 110 ayaa ka soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, halka 19 kalena ay ka dageen magaalada Hargeysa.

Wasiir Ku-xigeenka ayaa muwaadiniinta si diirran ugu soo dhaweeyay dalkooda hooyo, isaga oo sheegay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go'an tahay ilaalinta muwaadiniinteeda ku sugan dibadda iyo taageeridda dib u dhexgalkooda si ammaan ah, sharaf leh, isla markaana ay dalka ku soo laabtaan.

Soo dhoweynta waxaa sidoo kale ka qeyb galay wakiillo ka socday Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) Soomaaliya iyo Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee Arrimaha Qaxootiga iyo Sidoo kale, Guddiga Qaran ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha (NCRI), taasoo muujinaysa muhiimadda ay leedahay sii wadidda iskaashiga lagu taageerayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee nugul ee tahriibka ku soo maray dalalka kale. Kuwaas oo muujiyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda iskaashiga lagu taageerayo muhaajiriinta Soomaaliyeed ee nugul.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Mohamed Mahmud Allaale
Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Email: [email protected]
Twitter:
Bogga Af-Ingiriska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia

04/07/2026

Hawasa muqdisho iyo bila layr qiic bixinaya caawa

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwan bulsho dhowr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category