Tacab Agribusiness

Tacab Agribusiness khudaar daray(fresh) ah oo laguugu keenayo adigoo gurigaaga jooga oo jidka jaamkiisa iyo suuqa daalkiisa ama tirisboor badan kaa baxin.

04/08/2024

Ma u baahan tahay adeeg khudaar oo dhameystiran oo laguugu keenayo gurigaada iyo goobtaada shaqada haddaba ka dalbo shirkadda Tacab Agribusiness

15/07/2024
15/07/2024

khudaar daray(fresh) ah oo laguugu keenayo adigoo gurigaaga jooga oo jidka jaamkiisa iyo suuqa daalkiisa ama tirisboor badan kaa baxin

Magaalada oo roobab iyo dhiiqo ah, maaha sabab aad uga baaqsato khudaarta aad jeceshahay. Annagu waxa aan bixinaa adeegg...
28/06/2024

Magaalada oo roobab iyo dhiiqo ah, maaha sabab aad uga baaqsato khudaarta aad jeceshahay. Annagu waxa aan bixinaa adeegga ugu wanaagsan ee khudaarta noocyadeeda kala duwan, waxaana kuugu keeneynaa adiga oo aan gurigaaga ka bixin!Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho khudrad cusub, tayo sare leh, oo si degdeg ah laguugu soo gaadhsiiyo. Noloshaada fududee, caafimaadkaaga ilaalso, oo ku raaxayso adeeggeena gaarka ah.

 .Khudaar iyo miro fresh ah.Adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga ku adeego telephone-kaaga oo dalbo dookhaaga. Jaa...
16/06/2024

.Khudaar iyo miro fresh ah.
Adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga ku adeego telephone-kaaga oo dalbo dookhaaga. Jaam iyo daalna ama waqti kaama iska ilow.

Ciid al-adhxa dhamaan asxbta. Shirkadda ganacsi beereedka ee tacab agribusiness waxa ay dadkeeda la wadaagaysaa farxadda...
15/06/2024

Ciid al-adhxa dhamaan asxbta. Shirkadda ganacsi beereedka ee tacab agribusiness waxa ay dadkeeda la wadaagaysaa farxadda Ciida iyadoo sidoo kale xusuusinaysa filashada shirkadda oo dhawaan adeegyadeeda si toosa u bilaabi doonta.
Mahadsanidiin.

Shirkadda Tacab waxay bixisaa khudaarta iyo miraha ugu tayada sareeya ee laga soo saaro beeraha dalka. Waxaan ku faaneyn...
14/06/2024

Shirkadda Tacab waxay bixisaa khudaarta iyo miraha ugu tayada sareeya ee laga soo saaro beeraha dalka. Waxaan ku faaneynaa inaan idiin soo gaarsiino khudaar iyo miro caafimaad leh, cusub oo dabiici ah, kana timid beeraleeyda dalka. U dooro Tacab si aad u hesho khudaar iyo miro ku habboon caafimaadkaaga, kuna raaxaysta dhadhan dabiici ah oo aan la ilaawi karin. Tacab - Dhadhanka Dabiiciga ah ee Nolosha.

Khudaar iyo miro fresh ah.Adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga ku adeego telephone-kaaga oo dalbo dookhaaga. Jaam ...
13/06/2024

Khudaar iyo miro fresh ah.
Adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga ku adeego telephone-kaaga oo dalbo dookhaaga. Jaam iyo daalna ama waqti kaama iska ilow.

Address

Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacab Agribusiness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share