degmada Garasbaaley

degmada Garasbaaley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from degmada Garasbaaley, Grocers, Garasbaaley, Mogadishu.

Taliyaha Sirdoonka iyo Nabad sugida Degmada Garasbaaley Abshir muumin Shaqo wacan taliye๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿซก
05/10/2024

Taliyaha Sirdoonka iyo Nabad sugida Degmada Garasbaaley Abshir muumin
Shaqo wacan taliye๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿซก

Bal hal Eray ku qeex ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMadaxweynaha dalka Mudane Xasan shiikh maxamuud
29/09/2024

Bal hal Eray ku qeex ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Madaxweynaha dalka
Mudane Xasan shiikh maxamuud

29/09/2024

Xaflad Sagootin ah oo Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika loogu sameeyay Gudoomiyaha dagmada Gasarbaaleey ee G/Banaadir.

Xaflad Sagootin ah oo Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika loogu sameeyay Gudoomiyaha dagmada Gasarbaaleey ee G/B...
29/09/2024

Xaflad Sagootin ah oo Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika loogu sameeyay Gudoomiyaha dagmada Gasarbaaleey ee G/Banaadir.

09/09/2024
Shibis iyo Garasbaaley waa diyaar.Sadaasha kulankaan?
09/09/2024

Shibis iyo Garasbaaley waa diyaar.

Sadaasha kulankaan?

Muqdisho, 02 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (M...
03/09/2024

Muqdisho, 02 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu qabtay xarunta Degmada Garasbaaleey oo loogu mahadcelinaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo 20-kii February 2024 u aqoonsaday ama u magacaabay Garasbaaleey in ay tahay Degmo buuxda.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir, Xoghahaya Guud ee Gobolka Banaadir, Saraakiisha Laamaha Amniga, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir, Siyaasiyiin, Odayaasha dhaqanka, Haweenka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”๐ŸDEG GARASBAALEEY ๐Ÿช

03/09/2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu qabtay xarunta Degmada Garasbaaleey oo loogu mahadcelinaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo 20-kii February 2024 u aqoonsaday ama u magacaabay Garasbaaleey in ay tahay Degmo buuxda.

03/09/2024

Gudoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Abdiaziiz Maxamed Cismaan Oo Ka Hadlay Munaasabadda Mahadcelinta Madaxweynaha Ee Degmonimada Garasbaaley.

03/09/2024

Gudoomiyaha Degmada Garasbaaley ฤฐbrahim Coloow Ayaa Ka Mahadceliyay cid walbo Ka Qeyb qaadatay Fehmi Ineey noqoto garasbaaley.

Address

Garasbaaley
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when degmada Garasbaaley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category