π™±π™Έπ™»π™³π™΄πšˆ π™·π™Ύπ™½π™΄πšˆπ™±π™΄π™΄ 𝙾𝙽𝙻𝙸𝙽𝙴 π™±πš„πš‚π™Έπ™½π™΄πš‚πš‚ π™΄π™½πšƒπ™΄πšπ™Ώπšπ™Έπš‚π™΄ "𝙱𝙷𝙾𝙴"

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • π™±π™Έπ™»π™³π™΄πšˆ π™·π™Ύπ™½π™΄πšˆπ™±π™΄π™΄ 𝙾𝙽𝙻𝙸𝙽𝙴 π™±πš„πš‚π™Έπ™½π™΄πš‚πš‚ π™΄π™½πšƒπ™΄πšπ™Ώπšπ™Έπš‚π™΄ "𝙱𝙷𝙾𝙴"

π™±π™Έπ™»π™³π™΄πšˆ π™·π™Ύπ™½π™΄πšˆπ™±π™΄π™΄ 𝙾𝙽𝙻𝙸𝙽𝙴 π™±πš„πš‚π™Έπ™½π™΄πš‚πš‚ π™΄π™½πšƒπ™΄πšπ™Ώπšπ™Έπš‚π™΄ "𝙱𝙷𝙾𝙴" It is an e-commerce platform specializing in the distribution of high-quality, pure, and fresh honey, along with honey-related products.

It exclusively sources honey from local beekeepers who follow eco-friendly and sustainable beekeeping practices.

Baydhabo, 12 January 2026Waxaan maanta ka qaybgalnay Bandhigga Hal-abuurka Ganacsiga, annagoo si toos ah uga dhignay ka-...
12/01/2026

Baydhabo, 12 January 2026
Waxaan maanta ka qaybgalnay Bandhigga Hal-abuurka Ganacsiga, annagoo si toos ah uga dhignay ka-qaybgalayaasha inay la kulmaan wax-soo-saarkeena gaarka ah oo tayo sare leh.
Madaxda Bildey Honeybee Online Business waxay macaamiisheeda u soo bandhigtay in ay u hayaan malab tayo leh, tiro ku filan, kana nadiifsan heerar sare, iyadoo shirkaddan ay aasaaseen dhalinyaro Soomaaliyeedβ€”gabdho iyo wiilal isugu jiraβ€”kuwaas oo ka go’an horumarinta wax-soo-saarka gudaha iyo suuqyada casriga ah. 🍯🐝
Waxaan halkan uga mahadcelinaynaa:
Hay’adaha Dowladda,
Hay’adaha samafalka iyo horumarinta,
Bangiyada iyo hay’adaha maaliyadeed,
kuwaas oo door muuqda ka qaatay taageeridda, tababaridda, iyo fududeynta horumarinta ganacsigeenna.
Mahadsanidiin dhammaantiin.

Ministry of Commerce and Industry SW-State of Somalia Ministry of Planning, Investment & Economic Development - SWS Southwest Chamber of Commerce & Industry GIZ Tvet Somalia GIZ Somalia Dahabshiil IBS Bank

12/01/2026

Baidoa Business Ideas Competition, Exhibition, and Award Ceremony, held at Ruun Jinat,
Baidoa, Southwest State of Somalia.

23/08/2025

🚨🍯 STOCK CUSUB OO YIMID! 🍯🚨

Malab saafi ah ee BILDEY Honey ayaa hadda laga heli karaa dukaanka! 🐝✨
Wuxuu xambaarsan yahay macaan dabiici ah iyo faa’iido caafimaad oo toos uga yimid shinnidayada ilaa miiskaaga. πŸŒΏπŸ’›

πŸ‘‰ Cabbirrada la heli karo:
βœ”οΈ 5 Litir
βœ”οΈ 3 Litir
βœ”οΈ 1 Litir
βœ”οΈ 0.5 Litir

Ku habboon isticmaalka maalinlaha ah, qoysaska, iyo xitaa ganacsiyada!

πŸ“ Goobta: Baydhabo, Soomaaliya
πŸ“ž +252 617575171 / +252625836800
πŸ“§ [email protected]

🚨🍯 STOCK CUSUB OO YIMID! 🍯🚨Malab saafi ah ee BILDEY Honey ayaa hadda laga heli karaa dukaanka! 🐝✨Wuxuu xambaarsan yahay ...
22/08/2025

🚨🍯 STOCK CUSUB OO YIMID! 🍯🚨

Malab saafi ah ee BILDEY Honey ayaa hadda laga heli karaa dukaanka! 🐝✨
Wuxuu xambaarsan yahay macaan dabiici ah iyo faa’iido caafimaad oo toos uga yimid shinnidayada ilaa miiskaaga. πŸŒΏπŸ’›

πŸ‘‰ Cabbirrada la heli karo:
βœ”οΈ 5 Litir
βœ”οΈ 3 Litir
βœ”οΈ 1 Litir
βœ”οΈ 0.5 Litir

Ku habboon isticmaalka maalinlaha ah, qoysaska, iyo xitaa ganacsiyada!

πŸ“ Goobta: Baydhabo, Soomaaliya
πŸ“ž +252 61 7575171 / +25262 5836800
πŸ“§ [email protected]

14/11/2024
28/10/2024

Habka casriga ah ee malab nadiif ah oo aan Gacan lugu soo taabanin ugu soo saarno shinida anagoo isticmaalayna Maahiny iyo qalab casri ah.

Ka soo doono Malab Saafi ah Bildey Honeybee Online....

17/10/2024

Malab Saafi ah oo Safety and clean ah ayaan u haynaa Macaamiisheena

13/10/2024

Sida nadiifka ah EE Malabka shinida looga soo gurto, Sanduuqa Shinida

Noocyada iyo shaqooyinkooda ay Kala qabtaan
13/10/2024

Noocyada iyo shaqooyinkooda ay Kala qabtaan

Pure Honey Now Available from Bildey Honeybee Online Business EnterpriseAssalamu Alaikum, dear customers,We are excited ...
10/10/2024

Pure Honey Now Available from Bildey Honeybee Online Business Enterprise

Assalamu Alaikum, dear customers,

We are excited to announce that our pure, white honey from Bildey Honeybee is now available. This locally produced honey is carefully harvested and remains free from any impurities. It is extracted using machinery to ensure the highest standards of hygiene and safety.

For orders, please contact us via:
WhatsApp: +252617575171 / +252625836800
Email: [email protected]
Location: Baidoa, Somalia

Address

Via Mogadiahu Road
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π™±π™Έπ™»π™³π™΄πšˆ π™·π™Ύπ™½π™΄πšˆπ™±π™΄π™΄ 𝙾𝙽𝙻𝙸𝙽𝙴 π™±πš„πš‚π™Έπ™½π™΄πš‚πš‚ π™΄π™½πšƒπ™΄πšπ™Ώπšπ™Έπš‚π™΄ "𝙱𝙷𝙾𝙴" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category