Xawo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xawo, Grocers, Shaqi, Dallas, TX.

02/18/2022

252610202597

XANUUNKA CUNAHAcunaha oo kuxanuna wuxu keena cuncun sido kale waxa adkaata in cuntada laliqo ama cabitanka intaba xanunk...
02/11/2022

XANUUNKA CUNAHA

cunaha oo kuxanuna wuxu keena cuncun sido kale waxa adkaata in cuntada laliqo ama cabitanka intaba xanunka waxa suurta gal inuu kasidaro qofka marku wax liqayo astamaha kale ee lagu garan karo xanunkan waxa kamida

*cunaha oo qaleyl noqda
*qanjirada dhuunta oo barara
*qumanka o'ay fuulaan waxyaaba cadcad
*xabeeb

Cuna xanuunku wuxu asiibi kara qofkasta hayeshe qatartiisu waxay kubadantahay carurta, dadka qaba xasasiyada, dadka uu difaaca jirkoodu kaladhantalanyahay iyo dadka caba sigaarka

Dadka oo lala wadaago boos ciriiri ah waxey kor uqaadi karata infekshinada kudhaca qeybta kore ee habka hawa mareenka taasi oo sabai karta cuna xanuun

Hadaba waxeynu kahadli dona waxyabaha sababa xanunkan iyo sida lolatacalo hadi uu kuhalelo .ugu horeyn cuna xanunka waxa sababa virus

Waxa sidikale sababa walxaha degaanka
Cuna xanunada oo dhan kamadhashaan virus ama bacteria waxyabaha kale ee horseedo cuna xanuunka waxa kamid ah xasaasiyada
Hawada oo qaleyl ah, cabida sigaarka, qeylada xad dhaafka ama hadalka badan

Laab jeexa waa xaladaha kudhaca habka dheefshidka sido kale astamihisa waxa kamida cuna xanuun,xabeeb,lalabo

SIDE LOOGA HORTAGA

Halawadaagin dadka welasha wax lagucabo
Yarey taabashada aad tabato melaha dadka intoda badan eytaabtan
Kafogow waxyabaha xasasiyada kiciya
Inlaga fogaado xasasiyad kiciyasha sida sigaaraka iyo kiimikaaliska kalaba
F.G hadi xanunka uu cuna xanuunkagu kabato 1todobaad fadlan booqo oo gaar gobaha cafimaadka

IGAla soo xidhiidh whatsApp +252 905510345ama call/
+252905510345

252610202597
02/06/2022

252610202597

02/06/2022

DAAWEYNTA XANUUNKA GALAHA (VARICOCELE)

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.
WALL HADII AAD LA DHIBATEYSANTAHAY XANUUNKAAN
XAL CAAFIMAAD AYAA LOO HELAY WAANA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN BAARITAAN IYO HUBIN KADIB WAXAAD HELI DONTAA
DAAWADAAN
Nagalasoo xiriirπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Wa.me/+252610 20 25 97 nolashu waa caafimaad β€οΈβ€πŸ©ΉπŸ‘πŸŒΉ
πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†

Address

Shaqi
Dallas, TX

Telephone

+252905470934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xawo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category