01/11/2023
BUUNDADA DHUXUN
Dhismaha Biriijkan waxa ku baxay lacag dhan todobaatan milyan oo Birr oo u dhiganta todoba boqol oo kun oo dollar. muuqeedana waa sida aad arkayso, Miyeey isku Qalmaan lacgtaa iyo dhismaha, aaway dadkii bartay maareynta dhaqaalaha,